Madaxweyne Siilaanyo Iyo Waft Uu Hogaaminayo Oo Gaadhay Dalka Jabuuti Halkaas Oo Si Diiran Loogu Soo Dhaweeyay+ SAWIRO

0
Saturday December 20, 2014 - 16:58:07 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 771
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweyne Siilaanyo Iyo Waft Uu Hogaaminayo Oo Gaadhay Dalka Jabuuti Halkaas Oo Si Diiran Loogu Soo Dhaweeyay+ SAWIRO

    Hargeysa(xogreebnews.com_Madaxweynaha maamulka Soomaaliland,Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa goor dhaweyd gaaray magaalada Jabuuti ee xarunta dalkaasi Jabuuti.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeysa(xogreebnews.com_Madaxweynaha maamulka Soomaaliland,Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa goor dhaweyd gaaray magaalada Jabuuti ee xarunta dalkaasi Jabuuti.

Hargeysa(xogreebnews.com_Madaxweynaha maamulka Soomaaliland,Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa goor dhaweyd gaaray magaalada Jabuuti ee xarunta dalkaasi Jabuuti.

Madaxda sare ee dalka Jabuuti oo u ka mid yahay madaxweyne Geelle ayaa madaxweynaha Soomaaliland ku soo dhaweeyay dalkaa,waxaana halka lugu wadaa inay ka billowdaan shirar uu la qaadanayo madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud.

Madaxweyne Geelle ayaa si wada jir ah ugu yeeray madaxweynaha faderaalka Soomaaliya,Xasan Sheekh Maxamuud iyo madaxweynaha Soomaaliland,Axmed Siilaanyo.

Saddexda mas’uul ayaa la filayaa in ay isla soo qaadaan wada-hadalkii u dhaxeeyay dowladda federaalka iyo maamulka Soomaaliland,oo muddooyinkaan hakad ku jiray

Wararka waxay intaasi ku darayaan in madaxweyne Xasan Sheekh Maxmmud uu kala hadli doono madaxweynaha Soomaaliland,Axmed Siilaanyo arrimo ku saabsan wada hadaladda dowladda federaalka iyo maamulka Soomaaliland.

Labada dhinac ayaa hore ugu kulmay dhowr jeer dalka Turkiga iyadda oo hadana la qorsheynayo iney markale yeeshaan wada hadal toos ah dowladda federaalka iyo maamulka Soomaaliland.

Xasan Sheekh oo la sheegay inuu waheliyo safiirka Jabuuti u fadhiya Muqdisho ayaa xilli hore u duulay dalka Jabuuti,halkaas oo saacadaha ina soo aadan uu gaarayo.

Is-araga labada mas’uul ayaa noqonaya kii ugu horreeyay oo ay ku kulman dalka Jabuuti,halkaas oo u ku marti-qaaday madaxweynaha dalka Ismaacil Cumar Geelle.640x427xDSC_0205.jpg.pagespeed.ic.NX6sHPJoY7640x427xDSC_0201.jpg.pagespeed.ic.Jl2fVniLyu640x427xDSC_0199.jpg.pagespeed.ic.pDDHwM4Mw8640x427xDSC_0191.jpg.pagespeed.ic.Zi3R98Pddu640x427xDSC_0189.jpg.pagespeed.ic.9sP5VPmhKM640x427xDSC_0189.jpg.pagespeed.ic.9sP5VPmhKM (1)640x427xDSC_0187.jpg.pagespeed.ic.rvkoVD1phW640x427xDSC_0234.jpg.pagespeed.ic.uGhz5sRjm2640x427xDSC_0224.jpg.pagespeed.ic.-iMaXi5ZIj640x427xDSC_0221.jpg.pagespeed.ic.4Ts5UkVBsR640x427xDSC_0219.jpg.pagespeed.ic.KUSDwLfESs640x427xDSC_0213.jpg.pagespeed.ic.O9lLyIFgXM640x427xDSC_0211.jpg.pagespeed.ic.kaXU_o6hfV640x427xDSC_0207.jpg.pagespeed.ic.6aOuc5-meG640x427xIMG_3942.jpg.pagespeed.ic.ZNFfpESACl640x427xIMG_3937.jpg.pagespeed.ic.BQSlbgJd9S640x427xIMG_3929.jpg.pagespeed.ic.MwjdKqbdki640x427xIMG_3913.jpg.pagespeed.ic._UzMHOfy5f640x427xIMG_3881.jpg.pagespeed.ic.s1wocvEEsH640x427xIMG_3864.jpg.pagespeed.ic.eu802OYdai640x427xIMG_3856.jpg.pagespeed.ic.CzbbE4pXZo640x427xIMG_3913.jpg.pagespeed.ic._UzMHOfy5f




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured