MAXAAD KALA SOCOTAA KULANKA MAANTA DHEXMARAYA SIILAANYO IYO XASAN SHEEKH, QODOBADA UU MADAXWAYNE SIILANYO U QORSHAYSAN, FARO GALINTA AMAAN IYO TAN SIYAASADEED AY XUKUUMADA MUQDISHO FADHIIDKA KU AHI AY SOMALILAND KUHAYSO + HESHIISYADII HORE LOOGU FASHILMAY IYO CANAANTA CULUS ....–

0
Saturday December 20, 2014 - 16:48:58 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 665
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    MAXAAD KALA SOCOTAA KULANKA MAANTA DHEXMARAYA SIILAANYO IYO XASAN SHEEKH, QODOBADA UU MADAXWAYNE SIILANYO U QORSHAYSAN, FARO GALINTA AMAAN IYO TAN SIYAASADEED AY XUKUUMADA MUQDISHO FADHIIDKA KU AHI AY SOMALILAND KUHAYSO + HESHIISYADII HORE LOOGU FASHILMAY IYO CANAANTA CULUS ....–

    Hargeisa(xogreebnews.com_Xukuumada Siilaanyo ayaa Wadahadal aan Wax Natiijo ah Laga Gaadhin Kula Jirtay Xukuumada Taagta Daran ee Somalia Mudo Hada Gaadhaysay 4 Sanno, Wadahadalad ayaa Hore Uga Qabsaamoy Dhawr Dal oo ay oo Turkigu Ugu Mudanyay, Waxa

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeisa(xogreebnews.com_Xukuumada Siilaanyo ayaa Wadahadal aan Wax Natiijo ah Laga Gaadhin Kula Jirtay Xukuumada Taagta Daran ee Somalia Mudo Hada Gaadhaysay 4 Sanno, Wadahadalad ayaa Hore Uga Qabsaamoy Dhawr Dal oo ay oo Turkigu Ugu Mudanyay, Waxa ay
Hargeisa(xogreebnews.com_Xukuumada Siilaanyo ayaa Wadahadal aan Wax Natiijo ah Laga Gaadhin Kula Jirtay Xukuumada Taagta Daran ee Somalia Mudo Hada Gaadhaysay 4 Sanno, Wadahadalad ayaa Hore Uga Qabsaamoy Dhawr Dal oo ay oo Turkigu Ugu Mudanyay, Waxa ay Xukuumada Somaliland Dhawr Jeer Kusoo Celcelisay in Shirka Laga Gaadhay Faa,idooyin Wax Tar uleh Dhanka Somaliland, inkasta oo anay Arintaas Afka Dhaafsiisnay Hadan Waxa ay Xukuumadu Wali kusii Dhagantay Wadahadalada ay Xukuumad Fadhiidka ah ee Somalia Laleeday.Waxa Kaliya ee Hore loogu heshiiya ayaa hayd in Xukuumada Somalia Tuurta kuqaadato Xasuuqii iyo Baabiinta Dadka Somaliland Lagula Kacay, sidoo kale Waxa lagu heshiiyay Wada Qaybsiga Dhanka Dhaqaalaha iyo Maamulka Dhanka Hawada Somaliland iyo Tan Somalia Balse Waxa arintaas Dhabarjabisay Xukuumada Somalia oo iyada dhawaan Lawareegtay Maamulka Dhanka Hawada ee Somalia iyo Tan Somalilandba.Madaxwayne Siilaayno ayaa Maanta Afar Sanno kadib Afmadhan iyo Gacmo Dhan Lahortagaya Dhigiisa Xukuumada Somalia Kajirta Waxa intaas udheer isaga oo aan Wax Kalsoonya Kahaysan Asxaabta Mucaaridka ah iyo Inta Badan Bulshada Somaliland.
Waxa lafilayaa in uu Cabsho iyo Canaan Dooda Kaga Qaado Hogaamiyaha Xukuumada Muqdisho aan Wada maamulin ,Dawlada Jabuuti oo Arinta Ka odayaynaysa Ayaa Dhankeeda Culays Adag Duldhigay Madaxwayne Siilaanyo iyada oo Kudirqiday in uu Maanta Markale Hor Istaagao Madaxweyne Xasan Sheekh,iyada oo ay Doodu Taagantay Halkii ay Joogta Afar Sanno Kahor
iyada oo ay Dhamaan Guul Daraysteen Go,aamadii Hore Loowada Gaadhay, Waxana ay Hada Xukuumada Somalia kajirtaa Si Cadaan ah Faraha ugula Jirtaa Xaalada Amaan ee Somaliland iyada oo Taageeray Maleeshiyaad Nabad Diid ah ee kajira Bariga Dalka Halka Warar ay Heshay SomalilandLive.com Sheegeen In Suldaan Wabarka kudhuumalaysanaya Buuralayda Galbeedka Gobolka Awal Lasheegay in ay Dhawaan Tuulada Xuduudka Itoobiya somaliland Kutaal a ee Awbare Kula Kulmeen Siyaasin Muqdisho Laga Soodiray Kuwaas oo Suldaan Ku Qanciyay Fadqalaada uu Hada Kawado Gobolka Awdal ee Somaliland.
isku Soo Wada xoori oo Kulanka uu Maanta Siilaanyo Laleeyay Xasn Sheekh ayaa Ah Mid karaamo Daro ku ah Qaranka Somaliland iyo Madaxwayne Siilaanyo Laftiisaba



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured