War Deg —Deg ah: Wasiirka Ciyaaraha Oo Cudud Ciidan Ku Horjoog-satay Koob-Ciyaareed Ay Soo Gabo-gabeyn Lahayd Marwo Faadumo Siciid Kaaso Lagu Xusaayeey Marxuum-Keedii Idiiris Iyo Fadeexadda Hor leh Xukuumadda Siilaanyo Ku Kacday
Hargeisa(_xogreebnews.com_xukuumadda madaxweyne siilaanyo ayaa galabta Hor istaagtay in la soo gabo-gabeeyo, tar-tan ciyaareed muddo ka socday caasimadda Somaliland ee Hargeisa,gaar ahaanna xaafadda sheikh Nuur Deg-mada Gacan Libaax . kaaso
Hargeisa(_xogreebnews.com_xukuumadda
madaxweyne siilaanyo ayaa galabta Hor istaagtay in la soo gabo-gabeeyo, tar-tan ciyaareed muddo ka
socday caasimadda Somaliland ee Hargeisa,gaar ahaanna xaafadda sheikh Nuur
Deg-mada Gacan Libaax . kaaso loogu magaac daray marxuum Idiiris Ibraahin cabdi
. ayaa wasiirka dhalinyarada iyo ciyaarah Somaliland,cali siciid Raygal u
markii u oggaaday in Galabta lasoo gabo-gabaynaayo atrtankan u sameeyey mu”aamarad ah inay koob kale ka
dul-bilaaban garoonkii lagu ciyaaraayey ee u ka socday Koobka loogu magaac
daray marxuum Idiiris,kaaso ay dhalinyarro is xil qaantay ku xusaaysay marxuum kaas.
Ayuu wasiirka dhalinyarada iyo ciyaaraha Somaliland cali siciid raygal ku
wareejiyeey ciidaamo gaashaam kuwaaso u faray
maamulka koobka dhigay,in aanay qaban Karin koobkaas. Faadumo oo doonaysay inay soo xidho tartankan, ayaa
warbaahinta u sheegtay in aanay garaneyn sababta keentay in la joojiyo koobkan. Waxaa
kale oo wasiirku galaabta u garoonkii ku
qabtay koob u sheegay in lasoo gabo-gabaynaayo,kaaso u sheegay in lagu-soo
gaba-gabaynaayo garoonka looguna magaac daray,marxuum idiiris.taaso layaab ay ku noqotay shacabka ku dhaqan xaafadda sheikh Nuur.
Kuwaaso si weyn uga xummaaday inqilaabka intaas le”e g ee ay xukuumadda
siilaanyo kula kacayso dadka ka shaqeeya arrimaha Bulshada. Lama
ogga sababta wasiirka Gelisay Hinaasaha intaas le”e g ee galay markii u maqlay
Faadumo siciid ayaa koob soo xidhaysaa,waxaanay wararku sheegayan inuu wasiirku
Berya-hanbaa u il-gaar ah ku hayeey Tartan ciyaareedkan oo muddo laba bilood ah
ka socday xaafadda sheikh Nuur ,isaagga oo ay wasiirka u qorsheysnay inuu
maalinta lasoo xidhaayo uu ka dhex-tooso ,yidhaahdana anaga marxuum Idiris
koobkan ku xusnay. Wasiirka
ciyaaraha ayaa markii u ku fashilmay inuu dhalinyaradda wadanka wax iga qabto
dhinacyadda Spor-ga iyo baahiyaha
asaasiga ah ay ku kaliftay in koobkan la
qabtay yidhaahdo wasaaradda dhalinyarada
ayaa qabatay. Faadumo siciid Ibraahin ayaa iyaddu ah sheekhsi ay bulshadda Somaliland
si weyn u jeceshay gaar ahaanna dhalinyaradda oo marar badan ay si tabaruc ah,
dhalinyaradda ugu qabaato koobab badan . waxaanay faadumo si weyn uga
shaqaysaa arriamah bulshadda, waxaanay xukuumadda u hoggaamiyo axmed siilaanyo
ula dhaqantaa si cadow-timo leh iyaaddo shaqadeeddu kaga lunto sidii ay
faadumo siciid shaqadda arrimaha bulshadda banana uga dhigi lahayd. Talaabada wasiir ayaa noqonaysaa mid fadeexad weyn ku ah waxaana dhacday inuu agaasimaha dhalinyaradda iyo ciyaaraha yidhaahdo soo xidh tartan aanay shaqo ku lahayn iyaaddo laabadi laf qab ku ah muwaadiniinta iskood isku xil-qaamay. Leave a comment |
|
War Deg —Deg ah: Wasiirka Ciyaaraha Oo Cudud Ciidan Ku Horjoog-satay Koob-Ciyaareed Ay Soo Gabo-gabeyn Lahayd Marwo Faadumo Siciid Kaaso Lagu Xusaayeey Marxuum-Keedii Idiiris Iyo Fadeexadda Hor leh Xukuumadda Siilaanyo Ku Kacday
Hargeisa(_xogreebnews.com_xukuumadda madaxweyne siilaanyo ayaa galabta Hor istaagtay in la soo gabo-gabeeyo, tar-tan ciyaareed muddo ka socday caasimadda Somaliland ee Hargeisa,gaar ahaanna xaafadda sheikh Nuur Deg-mada Gacan Libaax . kaaso