Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed Shariif Sakiin Oo Magacaabay 4 Xubnood Oo Ka Tirsan Golahiisa Wasiirada

0
Friday December 19, 2014 - 18:12:03 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 832
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed Shariif Sakiin Oo Magacaabay 4 Xubnood Oo Ka Tirsan Golahiisa Wasiirada

    Baydhabo ( xogreebnews.com— Madaxweynaha Maamulka Koofur galbeed Soomaaliya Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa magacaabay afar ka mid ah xubnaha Golaha Wasiiradiisa.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Baydhabo ( xogreebnews.com— Madaxweynaha Maamulka Koofur galbeed Soomaaliya Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa magacaabay afar ka mid ah xubnaha Golaha Wasiiradiisa.
Baydhabo ( xogreebnews.com— Madaxweynaha Maamulka Koofur galbeed Soomaaliya Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa magacaabay afar ka mid ah xubnaha Golaha Wasiiradiisa.
Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa sheegay in xubnaha Wasiirada ee kale uu soo dhameystiri doono, isagoo tilmaamay inuu qeybaha bulshada iyo beelaha dega saddexda gobol uu kala tashanayo sidii uu usoo dhameystiri lahaa inta ka harsan maamulkiisa.
Sidoo kale waxaa uu sheegay in wasiirada ay intaan ku koobnaan doonin, islamarkaana kuwo fara badan laga daba keeni doono, isagoo ka codsaday dadka howsha loo igmaday in si wanaagsan kaga soo baxaan.
Wasiirada la magacaabay ayaa waxaa ka mid ah:-
1. Cabdiraxmaan Ibraahim Aadan (Sate), Wasiirka Arrimaha Gudaha
2. Maxamed Xasan Fiqi, Wasiirka Beeraha
3. Axmed Sheekh Xasan (Garrow), Wasiirka Garsoorka
4. Sheekh Xasan Ibraahim Lugbuur, Wasiirka Maaliyadda



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured