Xoghayaha Qorsheyta Xisbiga Waddani Cabdi Rashid Riyo Raac Oo Waan-waan Kaddib U Jawaabay Shabakadda Xogreebnews,Isaaggo Indhaha Caad Iska Mariyeey, Dafirayna Inay Ciiro Isku Seegen Safarkii U Ku Taggay Burco.

0
Friday December 19, 2014 - 11:16:54 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 1168
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xoghayaha Qorsheyta Xisbiga Waddani Cabdi Rashid Riyo Raac Oo Waan-waan Kaddib U Jawaabay Shabakadda Xogreebnews,Isaaggo Indhaha Caad Iska Mariyeey, Dafirayna Inay Ciiro Isku Seegen Safarkii U Ku Taggay Burco.

    Hargeisa(xogreebnews.com_ iyaaddo ay jireen xoggaha iska soo dabba dhacaaya ee ay Heleyso shabakadda warar ee xogreebnews,kuwaaso ku saab-san inuu is casilay xog-hayaha qorsheyta ee xisbigga waddani,cabdi Rashid riyo raac oo ahaa xubin ku weyn xisbig

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeisa(xogreebnews.com_ iyaaddo ay jireen xoggaha iska soo dabba dhacaaya ee ay Heleyso shabakadda warar ee xogreebnews,kuwaaso ku saab-san inuu is casilay xog-hayaha qorsheyta ee xisbigga waddani,cabdi Rashid riyo raac oo ahaa xubin ku weyn xisbiga waddani . Ayey Guddoomiyaha xisbiga waddani

Hargeisa(xogreebnews.com_ iyaaddo ay jireen xoggaha iska soo dabba dhacaaya ee ay Heleyso shabakadda warar ee xogreebnews,kuwaaso ku saab-san inuu is casilay xog-hayaha qorsheyta ee xisbigga waddani,cabdi Rashid riyo raac oo ahaa xubin ku weyn xisbiga waddani . Ayey Guddoomiyaha xisbiga waddani isku seegen kaddib safar u Gudoomiyahooddu ku taggay magaallo madax-da Burco,safarkaaso ahaa mid reerey-san oo u Guddoomiyuhu uga dan lahaa sidii u difaacan lahaa Kursigga baarlmaanka oo u yaallo mooshin aad ugu weyna,oo ahaa in xilka lagaaga tuurro cabdi raxmaan ciro. Kaddib markii u wax-ka bedel ku sammeyey xeerka diiwaan gelinta madanigga ah.

Hadaba safarkaas ciro oo ahaa mid tolla-ayeey ah,ayaa magaalladda Burco,ka sheegay erey naxli badan dhaliyeey,inuu dhaadhammayeey,mid soo kicinaayey boog iyo aanno reero dhex-yaallay. Taaso ahayd utun hadda laga bog-saday balse aan la oggeyn sababta ciiro soo xasuusisay ayeey u daarnay xudunta khilaafka soo kala dhex-gallay cabdi raxmaan ciiro iyo xoghayihiisa qorsheyta oo markaas kaso jeedday,beesha u ciiro u maah-maahay.

Hadaan soo qaadanno,maahmaahda ciro ee salka ku haysay,collaadda sokeeye ee laga heshiiyeey, taaso aan ahayn mid maanta musharax faggaaraha lasoo istaaggo.waa kan hadalkii ciro” faarax suus ayaa kabbaha ilkaha ku qaadee maantana cidbaa ilkaha ku qaadin” Hadalkaasi waxa u noqday mid,soo celiyey xusuus tagtay oo collaadeed. Hadaba cabdi Rashid riyo raac lama arag illaayo maalintii u ciro hadlay kaddib .

Markii ay shalay shabakadda warar ee xogreebnews.daabacday amuur warkaa cabdi Rashid ku saab-san waxaa soo baxday buuq iyo gubaasho ay sameeyen kooxda u shidaaliyo ciro,kuwaaso daadal u gallay inuu cabdi rashiid riyo raac beeniyo warka shabakadda warar ee xogreebnews. Kaaso u ku raacay cabdi Rashid riyo raacnaa.

Iyaddoonay shabakadda warar ee xogreebnews. Si shekhsiyan ah cabdi Rashid wax ugga qorin balse waxaa ay qortay waa xoggo ay heshay.kuwaasoaan xad-gudub laggu tilmaami Karin iyo been abuur,waayo warkaas annagu kammaannu dhigin,mid xaqiiqo ah,balse waxaannu kaaso xigganay ilo-wareedyo kala duwan . haday warbaahinta uu maamullo cirro ee u sameeyey wiilasha u adeerka u yahay oo dareejjo ahaan aan istaahilin in la xusso ay aflagaaddo ka dhigaato, war been abuur ah. Anaggu waxaan u sheegeynaa inay xogreebnews. U ddhaxayso shacabka Somaliland oo dhan oo aanay lahayn cid gaar ah,ama siyaasi gaar ah midna balse saddexda xisbiga qaranni ay u simman yihiin.waxna u gudbiso si dhex-dhexaadnimo leh oo aqooni hagto.

Hadaba xisbiga siyaasad baradka ah ee wadani iyo afarta wiil ee isku reer ah,waxaanu u sheegaynaa in aannu ka weynahay reer,marka ay reernimada kaaso weynaadan ayeeynu wada hadlin ayaan idiin leenahay.

Xogreebnews.com office Hargeisa/Somaliland




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured