Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe Oo Dalka Ku Soo Laabtay Kana Hadlay Xaaladda Gobolka Awdal Iyo Qodob Kale Oo Xasaasiya–

0
Friday December 19, 2014 - 07:59:11 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 836
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe Oo Dalka Ku Soo Laabtay Kana Hadlay Xaaladda Gobolka Awdal Iyo Qodob Kale Oo Xasaasiya–

    Hargaysa (xogreebnews.com_Gudoomiyaha Xisbiga ucid Eng Faysal Cali Waraabe oo safar ugu maqnaa dalalka jabuuti iyo ethopia ayaa galabta dib ugu soo laabtay Dalka .

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargaysa (xogreebnews.com_Gudoomiyaha Xisbiga ucid Eng Faysal Cali Waraabe oo safar ugu maqnaa dalalka jabuuti iyo ethopia ayaa galabta dib ugu soo laabtay Dalka . Hargaysa (xogreebnews.com_Gudoomiyaha Xisbiga ucid Eng Faysal Cali Waraabe oo safar ugu maqnaa dalalka jabuuti iyo ethopia ayaa galabta dib ugu soo laabtay Dalka .
Waxaana madaarka hargaysa kaga hor tagay masuuliyiinta ugu saraysa xisbiag ucid oo uu hor kacayo murashaxa madaxweyne ee xisbiga ucid Aqonyahan Jamaal Cali Xuseen . Murashaxa Madaxweyne Ku Xigeen Ee Ucid C/Rashiid Xasan Mataan . xoghayayaal ka tirsan xisbiga ucid oo ay ka mid ahaayeen Xoghayaah warfaafinta Ee Xisbiga Ucid Yuusuf Kayse Iyo Xogahayaha Xidhiidhka Gobolada Ee Ucid C/qani Salaf iyo masuuliyiin kale .

Gudoomiyaha oo qolka nasashada ee madaarka Hargaysa ugu warramay warbaahinta ayaa waxaa uu ka warbixiyay safakrii uu ku tagay dalalka jaarka waxaanu ydihi “ Anigu waxaan maqnaa muddo 10 cisho ah waxaan ku maqnaa wadamada aynu jaarka nahay jabuuti iyo ethopia labada waddan waxay ka mid yihiin dawladaha ku jiraa IGAD haddi aynu doonayno in aynu yeelanno xidhiidh siyaasiya ahna waa halka aynu ka bilaabayno qaddiyadda Somaliland dhawr jaranjaro ayay leedahay IGAD ayaa kow ka ah AU ayaa ku xigtaa markaasaa kor loo baxayaa marka labada waddan danteena ayunbaan u tagay si fiicanna waanu isku soo af garannay marka Somaliland degenahaanshaheeda iyo amnigeeda dan ayay u tahay cid kasta geeska Africa oo dhan in ay Somaliland xuduudaheedu tahay xuduudo international ah ayaanu kala soo hadalnay in Somaliland diyaar u tahay cid kastoo wax tabanaysa in ay gacmo furan ku soo dhaweeso in ay Somaliland aad iyo aad raalli uga tahay in ay degto somalia waayo nabad galyo darrada ka jirta Somalia innaga dhibaato wayn ayay innagu haysaaa waayo waxaynu nahay qof caafimaad qaba oo qof bukka lagu xidhay inta uu jiifo adna waad jiiftaa oo de wuu kugu xidhanyahay ”

Download DSC00659.JPG (169.2 KB) GudDownload DSC00661.JPG (126.8 KB)oomiye fDownload DSC00687.JPG (112.2 KB)aysal oo si wattay hadalkiisa ayaa waxaa uu sheegay in ay soo dhaweenayaa Ra’isal Wasaaraha Cusub Ee Somlia .
Geesta kale Gudoomiyaha Ucid Eng Faysal Cali Waraabe oo ka hadlayay xaaladda ka taagan gobolka Awdal ayaa waxaa uu yidhi “ Odayaasha reer awdal ee daraad hadlay waa nidaamka kaliya ee ay Somaliland ku waartay uga biqi mayno reer awdal in dhibaato u geystaan naadgalayda Somaliland iyo jiritaankeedaba mar kasta waxaan idhaahda reer Somaliland waxay ku fadhida Sijaayada Reer Awdal waxaan jecelahay in arrinta suldaankuna ay dhamaan doonto xukuumaddanu ha iska dayso fal celinta degdeg ah qof wax tirsaday oo meel galay Somaliland waxba ma yeeli karo waxaan jecelnahay in ay cagta u dhigto oo ay dadka u dhago furnaato oo noqoto mid dadka midaysaa maalin dhawayd oo aan hadlay ayaa waxa la sheegaya in reer awdal si khaldan u qaaten waxaan u sheegaya reer Awadal annaga iyo dawladda farqiga noo dhaxeeya waxaa weeyaan waa awdal oo aan idhaahdo xuquuqdeedi ha la siiyo tabashadeeda ha la dhagaysto reer saylac waan ogahay oo way wada dagtaan dhulku wuu innaga badanyahay ujeedadu waxay ahayd yaan laga haajirin Somaliland ee ha loo soo haajiro ” Ayuu Yidhi Gudoomiyaha Xisbig Ucid Eng Faysal Cali Waraabe

xogreebnews.com-office Hargeisa/somaliland



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured