Taliye Kayd Oo Bilaabay Boobka Hantida Shacabka G.togdheer + Qaar Ka Mida beero Shacabka Burco Leeyihiin Oo Uu Ku Wargaliyey Inay Iskaga Guuraan–

0
Wednesday December 17, 2014 - 16:54:25 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 784
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Taliye Kayd Oo Bilaabay Boobka Hantida Shacabka G.togdheer + Qaar Ka Mida beero Shacabka Burco Leeyihiin Oo Uu Ku Wargaliyey Inay Iskaga Guuraan–

    Burco(xogreebnews.com_Taliyaha Ciidanka Milatariga Gobalka Togdheer Gaashaanle Kayd Cismaan Muxumed Nuur Ayaa Noqday Taliyihii Ugu horeeyey Ee Isaga Oo Dirayska ciidanka qaranka xidhan iskudayey inuu shacabka ku dhaqan gobalka togdheer hantidooda

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Burco(xogreebnews.com_Taliyaha Ciidanka Milatariga Gobalka Togdheer Gaashaanle Kayd Cismaan Muxumed Nuur Ayaa Noqday Taliyihii Ugu horeeyey Ee Isaga Oo Dirayska ciidanka qaranka xidhan iskudayey inuu shacabka ku dhaqan gobalka togdheer hantidooda ka qaado uguna hanjabo inuu xidh —xidho.

waxay ahayd maalintii shalay markii taliyaha ciidanka milatariga gobalka togdheer kayd cismaan oo wata koox ka tirsan ciidanka iyo rag kale oo ay isku beel yihiin ay tageen beer ka mida beeraha ku yaala koonfurta magaalda burco halkaasi oo uu dadkii beerta joogay ku wargaliyey in ay ka uruursadaan wixii alaab ka dhextaala markii ay waydiiyeen ujeedada uu hadalka uga jeedana waxa uu sheegay in laga dhigayo xerro ciidan Beertani.Arintani ayaa noqotay dhacdo ugub oo ku soo korodha dhacdooyinkii hore ee lagu arki jiray gobalkatogdheer waxaanay xiisad ka abuurtay dadkii xasiloonaa ee wada dagaana gobalka togdheer .wararka xogagaala ayaa sheegaya inuu taliye kayd beertani hunguri ka galay oo uu isleeyahay inta aad shaadhka dawlada xidhantahay dhulkan badh gooso .DhinacaBeerlayda waxa l laga helay ilo udhuun daloola dadka shacabkaa ee beerahan lahaa in ay ka gadoodeen boobka uu bilaabay taliyaha ciidanka milatigu waxaana laga cabsi qabaa in halkaasi amni daro ka timaado .

Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

featured