DAAWO Xogreeb Tv" Qaar Kamida Salaadiinta Beesha Sacad Muuse Oo Ka Soo Horjeestay Go’aankii Guddiga Horumarinta Beeshu Ku Kala Reebeen Saddexda Murashax

0
Wednesday December 17, 2014 - 16:33:02 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 859
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    DAAWO Xogreeb Tv" Qaar Kamida Salaadiinta Beesha Sacad Muuse Oo Ka Soo Horjeestay Go’aankii Guddiga Horumarinta Beeshu Ku Kala Reebeen Saddexda Murashax

    Hargeysa (xogreebnews.com— Qaar Kamida Salaadiinta Beesha Sacad Muuse Ayaa Ka Soo Horjeestay Go’aan Lagu Kala Reebay Siyaasiyiinta Beesha.Suldaanka guud ee Beelaha Subeer Awdal Suldaan Xasan Suldaan Cabdillaahi, ayaa shalay sheegay in sal

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeysa (xogreebnews.com— Qaar Kamida Salaadiinta Beesha Sacad Muuse Ayaa Ka Soo Horjeestay Go’aan Lagu Kala Reebay Siyaasiyiinta Beesha.Suldaanka guud ee Beelaha Subeer Awdal Suldaan Xasan Suldaan Cabdillaahi, ayaa shalay sheegay in salaadiinta beeshoodu ansixiyeen go’aan uu sheegay inay gaadheen guddiga horumarinta Beelaha Sacad Muuse oo ay ku kala reebeen saddexda murashax ee kala ah guddoomiyaha KULMIYE Md. Muuse Biixi Cabdi, wasiirada maaliyadda Md. Cabdicasiis Maxamed SaHargeysa (xogreebnews.com— Qaar Kamida Salaadiinta Beesha Sacad Muuse Ayaa Ka Soo Horjeestay Go’aan Lagu Kala Reebay Siyaasiyiinta Beesha.Suldaanka guud ee Beelaha Subeer Awdal Suldaan Xasan Suldaan Cabdillaahi, ayaa shalay sheegay in salaadiinta beeshoodu ansixiyeen go’aanmaale iyo arrimaha dibadda Md. Maxamed Biixi Yoonis.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured