Madaxweyne Siilaanyooy Wixii Shalay Kula Xummaa Yeey Maanta Kula Ficnaan,Han Ka Talin Masiibiyo Wax Makhluuqa Kala-Di’la” Dr Keyse Yaasin Da”uud

0
Tuesday December 16, 2014 - 19:51:32 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 733
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweyne Siilaanyooy Wixii Shalay Kula Xummaa Yeey Maanta Kula Ficnaan,Han Ka Talin Masiibiyo Wax Makhluuqa Kala-Di’la” Dr Keyse Yaasin Da”uud

    Hargeisa(xogreebnews.com_Akristayaal sida aad ka wadaa-war qabtaan waxaa maalintii shalay dalka dib ugu soo laabtay musharaxa madaxweyne-nimo ee xisbiga Ucid, aqoon yahan Jamaal

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeisa(xogreebnews.com_Akristayaal sida aad ka wadaa-war qabtaan waxaa maalintii shalay dalka dib ugu soo laabtay musharaxa madaxweyne-nimo ee xisbiga Ucid, aqoon yahan Jamaal

Hargeisa(xogreebnews.com_Akristayaal sida aad ka wadaa-war qabtaan waxaa maalintii shalay dalka dib ugu soo laabtay musharaxa madaxweyne-nimo ee xisbiga Ucid, aqoon yahan Jamaal Ali Husein.kaaso ay ka hor taggeen quwad aad u ballaadhan oo ah, taageerayaasha xisbiga Ucid.Kuwaaso wataa calanka Doogga ah ee saadiya barwaaqadda si nabad Gelyo ahnaa u maraayeey dariiqyadda . Ayaa sidaa caadaada u noqotay xukuumadda Kulmiye, waxaa ay soo dirtay ciidamadda ay magac -yadda faraha badan ay bulshaddu u bixisay,kuwaaso tacaaddi aad u badan kula dhex-dhacay taageerayaashi xisbigaasi, iayaaggo ku sammeeyeey baadhis iyo fantishaad aan qaban,halka ay kuwo kaleenna xabsigga ay wali ku jiraan.


Waxaanay markii danbe ciidamaddu si toosa isku hor-taageen musharaxa madaxweyne-nimo ee xisbigga Ucid,aqoonyahan Jamaal cali Huseen iyo musharax ku xigeenka cabdi rashiid xasan mataan oo Hoggaaminyaa Kummayaal taageerayaal ah.taaso loo diiday in ay maraan wadaada tooska u tagtaa xaruunta dhexe ee xisbiga Ucid Taasi waa calaamadaha Dig-teetaradda .

Hadaba madaxweyne markaad mucaaridka ahayd,wixii aad ka caban jirtay maanta inaad ku dhaqantaa waa xaaran,waana ballan darro, waxaanad tahay ninka Somaliland maanta ugu da’da weyn. Dib waxaan ku xasuusinayaa inaad nebcayd cabudhinta warbaahinta , shacabka iyo cidkastaa oo aan xadhiggooda lo marin sifo aan sharci ahayn taas maanta waxaad ka dhigtay hal bacaad lagu lisay. Waxaa kale oo hadalaadi ku jiraa oo aad dawladi hore ku eedeyn jirtay hanta Boobka,cadaaladda darradda ka jirta Garsoorka.

Madaxweyna kaamma yeelayno inaad mar-baa muraayadda noo-soo xidhato,dadkini waxay ka dagaalameen oo ay siyaad kula daagalameen,waad og-tahay in aanay waxba ka rabin balse ay diidanaayeen oo Keliyaa,cadalad darradda , car-juuqdhehda iyo ficiiladdan manta aad ku dhaqmayso.

Tallo soo Jeedin,waxaan shacabka reer Somaliland usoo jeedinayaa,Dabkii baxaayaa dad lagu qabsada ayeey ku maah-maahda soomaaliduye inay taageerayaan oo ay codkooda siiyaan musaharxiinta da”da Yare e ka dhex-sharaxan xisbiga Ucid ee ah labada aqoon-yahan waa Jamaal cali xuseen iyo musharaxa madaxweyne Ku xigeen,aqoonyahan Cabdi rashiid xasan mataan oo aan odhan karno waxay yihiin ilays usoo baxay Somaliland,waxaana inaaggu waajib ah in aynu dooranno kuwaas,maadaama aynu u baahnay cid Horumar ballaadhan samaysaa oo higsiga somalialnd inaa gaadhsiiya maadaama oo aynu aragnay hoggaaminta labada musharax ee Kale,midna toban sanno Baarlamaanka Fadhiyo midna afar sanno dalka ba’biyeeymarkaas iyaaggu waa isma dhaanto iyo dhasheed.

Keyse Yaasin Da”uud

Guddoomiyaha xaafadda sheikh Nuur ee xisbiga Ucid.

Tel: 4114320

Hargeisa/Somaliland



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured