aqoonyahan Cabdi Rashid xasam Mataan oo boggaadiyeey taageerayaashi kala qayb Qaatay soo dhoweynta musharaxa Jamaal cali Huseen.

0
Tuesday December 16, 2014 - 07:41:12 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 839
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    aqoonyahan Cabdi Rashid xasam Mataan oo boggaadiyeey taageerayaashi kala qayb Qaatay soo dhoweynta musharaxa Jamaal cali Huseen.

    Hargeisa(xogreebnews.com_musharxa madaxweyne ku xigeen ee xisbiga Ucid,cabdi rashiid xasan mataan, ayaa si weyn ugu mahad naqay soo dhoweyntii dhul-gariirka ahayd ee ay taageerayaashooddu u sammeeyen,musharaxa xisbiga Ucid. hadaba musharaxa oo qoraal

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeisa(xogreebnews.com_musharxa madaxweyne ku xigeen ee xisbiga Ucid,cabdi rashiid xasan mataan, ayaa si weyn ugu mahad naqay soo dhoweyntii dhul-gariirka ahayd ee ay taageerayaashooddu u sammeeyen,musharaxa xisbiga Ucid. hadaba musharaxa oo qoraalkooban soo dhigay bogga u ku leeyahay bar kulanka Bulshadaa ee fcebogga ayaa u
Hargeisa(xogreebnews.com_musharxa madaxweyne ku xigeen ee xcisbiga Ucid,cabdi rashiid xasan mataan, ayaa si weyn ugu mahad naqay soo dhoweyntii dhul-gariirka ahayd ee ay taageerayaashooddu u sammeeyen,musharaxa xisbiga Ucid. hadaba musharaxa oo qoraalkooban soo dhigay bogga u ku leeyahay bar kulanka Bulshadaa ee fcebogga ayaa u dhignaa sida.
Waxaan habmalyo iyo bogaadin u dirayaa guud ahaan ba shacabkii nagala qaybgalay soo dhowaynta Murashaxa Madaxwaynaha Xisbiga UCID Aqoonyahan Jamal Cali Xuseen, waxaad muujiseen taageeradiina aan kala hadhka shacabka ku nool dlahayn haddii ay tahay shacabka ku nool daafaha Magaalada Hargeisa, iyo waliba taageerayaashii usoo safaray ee uga yimid gobolada oo usoo galay safar dheer. Si gaar ah waxan u hambalyaynayaa dhalinyaradii u hawlgashay ee maddaalayaasha ahaa.
Waxaynu ku jiraa halgan lagu badbaadinayo qaranimada S/Land, Xisbiga UCID wuxuu diyaar u yahay in uu ka tarjumo Dareenka iyo Rabitaanka Shacabka oo ay ugu horreyso in uu Sharcigu shaqeeyo.
GUUL GUUL GUUL
xogreebnews.co office Hrageisa/somaliland



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured