Gadoodkii Taageerayaasha Ucid+ Gu”lufkii xukuumadda +Go’aankii Jamaal,Muuqaalka Tawradda?

0
Monday December 15, 2014 - 20:54:47 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 913
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Gadoodkii Taageerayaasha Ucid+ Gu”lufkii xukuumadda +Go’aankii Jamaal,Muuqaalka Tawradda?

    Hargeisa(xogreebnews.com_Abaaro 7 subax-nimo ayeey soo caggo dhiggaatay,diyaaradda siday musharaxa madaxweyne-nimo ee xisbiga Ucid,aqoon yahan Jamaal cali Husein. Waxaana u muddo saacaddo ah ku sugnaa madaarka iyaaddo lo oggolaaday in lo Furro Qolka

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeisa(xogreebnews.com_Abaaro 7 subax-nimo ayeey soo caggo dhiggaatay,diyaaradda siday musharaxa madaxweyne-nimo ee xisbiga Ucid,aqoon yahan Jamaal cali Husein. Waxaana u muddo saacaddo ah ku sugnaa madaarka iyaaddo lo oggolaaday in lo Furro Qolka VIP-da madaxda loogu-soo dhoweeyo

Hargeisa(xogreebnews.com_Abaaro 7 subax-nimo ayeey soo caggo dhiggaatay,diyaaradda siday musharaxa madaxweyne-nimo ee xisbiga Ucid,aqoon yahan Jamaal cali Husein. Waxaana u muddo saacaddo ah ku sugnaa madaarka iyaaddo lo oggolaaday in lo Furro Qolka VIP-da madaxda loogu-soo dhoweeyo,halkaaso marar hore ay sheegen in laga Hor jog-san jiray. Aqoonyahanka ayaa waxaa madasha madaarka Hudihiisa kusoo dhoweeyeey,madaxda xisbiga,oo u hoggaaminaayo,mushaaraxa madaxweyne ku-xigeenka,aqoon yahan cabdi rashiid xasan Mataan. Waxaay muddo ku sugnaayeen madaxda xisbiga Ucid, waxaanu usoo baxnay affaafka hore madaarka caasimadda, waxaanu agarnay mawjaddo dad ah oo aad muuddo daad, kuwaaso,diyaar u ah inay soo dhoweeyan musharaxa madaxweyna-nimo ee xisbiga cadaaladda iyo daryeelka, aqoon yahan Jamaal Cali Husein.

Waxaa iyaana aan madasha ka maqnay ciidamo aad uu gaasham kuwaasi gaaf-wareegaayeey aga-gaarka madarka iyo goobaha ay ku suggaan yihiin taageerayaasha xisbiga Ucid oo usoo diyaar garoobay soo dhoweynta musharaxoodda oo muddo maqnaa .Waxaanu soo qaadnay wadaada masaallaha,taaso ay is daba-qaadeen kummayaal,baabuur ah kuwaaso ay wataan,taageerayaasha xisbiga Ucid. Waxaana hareeraha ka lushay calanka Barwaaqada saadiyaa ee cagaarka ah, waxaanaa wadaada hareere-heeda Tubnaa dad tiro belay kuwaaso iyaagguna diyaar u ah inay ka qayb qaatan soo dhoweynta musharaxa da”ada yar Jamaal cali Husein. Waxaana dadku si isku mid ah u sallaamayeey musharax Jamaal oo aad moodayso inay dadku si gaar ah u xiisaynayaan. Waxaana indhaaggu wadaada hareere-heedi noqdeen-tay,wadaa-dad iyo wadaa calan.

Waxaanu soo gaadhnay saldhiga dhexe-markii aan hor maraynay,ayeey indhahayaaggu ku dhaceen askar wadaa tuute ah kuwaaso baabuurta ka go’gooynaaya sawiiradda musharax Jamaal. Waxaan saarnaa gaadhi ay wataan suldaanadda beesha subeer awal,oo ah afar suldaan,waxaay ay mar qudhaa wadaa yidhaahdee war sidaad wax leedihiin,looma jawaaabin su’laadiintii balse waxay naggu yidhaah_deen socda suldaan. Waxaa uu suldaankii gaadhiga waday yidhii,war dadka sidaa ka daayaa”

Waxaan soo gaadhnay wadaada hor marta madaxtooyadda,markii aanu maraynay Gar-gaar ,waxaanu aragnay in wadaada laga leexinaayo dadka, waxaana ay suldaanaddu dal-badeen inay sii daayan iyaagga iyo dadka soo dhoweynaaya musharaxa-waayo maaha-bay yidhaahdeen in dadka la cadiibbo.

Waanu leexanay,waxaanu kala anbanay baabuurtii lixaadka lahaa ee soo dhoweynaayeey musharaxa xisbiga Ucid, waxaanu si toosa u tagnay xarunta dhexe ee xisbiga Ucid, halkaas aan kaga hadhnay,sulaadiintii. Markii aannu muddo joognay ayaa waxana soo gaadhay war ah,in musharaxa iyo taageerayaashooddiba loo diiday inay maraan wadaada,iyaaddo six un loo riix-riixay musharaxa,taasi waxay sababta in taageerayaashi musharaxu Gadoodaan iyaaggo qaaday laammiga u kaca, dhinaca madaxtooyadda, iyaaggo muda-haraadaaya oo leh ,ereeyo aad uu kul-kuluul kuwaaso ay kaga xun yihiin dhaqanka aad u qalaf san lagula kacay waxaana ka mid ahaa “ ma markay cirkii noo diideen ayeey hadana dhulkiina noo diideen”,musharaxa xisbiga Ucid Jamaal cali huseen iyo taageerayaashi la socday,.

Waxaana aan hadaana Helnay in lasoo daayeey musharaxa iyo taageerashiisa, waxaana na soo gaadhay,musharaxa madaxweyna-nimo ee xisbiga Ucid,Jamaal cali huseen,iyo musharaxa ku xigeenka .markii ay nasoo gaadheen waxaa madasha si fool xun usoo gallay ,ciidamo biley ah kuwaaso u hoggaaminaayo Hoggaanka hawl galleenta ee ciidamada Police-ku gaashanle maxamuud Du”aalle, kuwaaso han-di-daad iyo fool xummo faquuq ah ku hayeey taageerayaasha ,maw-jadaha ah.arrintaasi waxaa ka dareen celiyeey,hoghayaha warfaafinta xisbiga Ucid, Yusuuf Keyse kaasi dhawaaq aad u adag kula hadlay ninka sarkaalka ahaa ee ciidamada watay,waxaana uu yidhi” inaa Ducaaloow waynu is garanaynaa inaaggu oo aqoon fiican-baynu isku leenaahay ee yaan naloo-kaa adeeg-san waanu iska kiin celin doonnaa hadaad joojin wadaan waxaan aad wadaa amar amar shaqayn mayo,isku xaafaddo ayeeynu nahay waxaad ka heeshan ayaad leedihiin”

xisbigaasi cabdi rashiid xasan mataan, waxaana looggu kacay si layaab-leh, waxaa mikarafoonka qabsaday musharaxa madaxweyne ku xigeen inaa xasan mataan. Kaasi si qiiro leh ula hadlay xukuumadda waxaana uu yidhii” haddi awal cirka nalaga celin jiray hadda laammigiina way ku dareen, xildhibaanada xasanadda leh ee sidaa bilaa karaammadda ah lo xidh-xidhaayo iyaaggo masuliyiin ah, waa ayaan darro,”inaa xasan mataan waxaa uu baaq u diray bulshadda boorama, isaggo ku guubaabiyeey inay nabadda ilaashadan,xukuumaddan waxaau xasuusiyeey maal-mihii mucaaridka ay ahaayeen iyo sidii ay u dhaqmi jirin,waxaa mu-karafanka la wareegay musharaxa xisbiga ucid Jamaal cali xuseen,isaago si qiiro badani ku jirto iyo cadho aad u bedeshay muuqaalka wajigiisa u yidhii ,”walaalahayagga reer boorama waxaan leeyahay Somaliland idiinka ayaa abo iyo Hooyaba u ah ee inoo ilaaliya, xukuumadda waxaanu u sheegaynaa ama dariiq xidha ama ciidamo soo dhoobo waxaad ku bushaareysataan inaanu madaxtooyadda Horteeda aanu ka mudaharaaddi doonno”

hadaba sidaas oo ay tahay hadana waxaan kasoo dareernay munaasibaddii soo dhoweynta ahayd musharaxa ayaannu usoo dhaadhacay ciidamo is gaabinaayo kuwaaso amar lagu soo siiyeey inay si arxan darro ah u kala dareeri-yaan taageerayaasha Ucid,balse taasi waxaa diiday quwadda shacabkaoo aan miliq-san waxaana markii danbe police kii noqdeen kuwo dhukuusaa. Waxaan la kulmay mid ka mid ahaa ciidamaddi goobtaas la keenay waxaanan waydiiyeey,sababta musharax Jamaal looggu diiday inuu soo marro wadaada hor martaa madaxtooyadda . waxaana uu iggu jawaabay sidaan “adeer madaxweynaha ayaa san-qadha laga dhawrayaaye oo hadda ma naxdiin ayaa la maqaashin sow dhiiggu ku kari-maay” taasi hadabaa waxaa ay sabab u tahay qababka ay xukuumadan kulmiye eek u timii codka shacabka ee haddana qaaday dariiqii dawladaha militariga ah,,taasi waa su”aal ay qabbaan dhammaan shacabka reer Somaliland Gu”do iyo Dibed-baa”

qalinkii

Cabdi casiis Bashiir nuur

Tel” 4144434

info@xogreebnews.com

Hargeisa/somalilandDownload 1466062_625990447506324_8099803738642429468_n.jpg (33.1 KB)Download 1466062_625990447506324_8099803738642429468_n.jpg (33.1 KB)Download 1466062_625990447506324_8099803738642429468_n.jpg (33.1 KB)Download 1466062_625990447506324_8099803738642429468_n.jpg (33.1 KB)



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured