Madaxweyne siilaanyo nabad ku seexan maysid dadka maatida ahna xidhnaan mayaan xildhibaanana xidhnaan maayaan oo jeelasha si dharci daro ah ugu jiri maayan Md jamaal cali xusen.

0
Monday December 15, 2014 - 20:51:19 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 846
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweyne siilaanyo nabad ku seexan maysid dadka maatida ahna xidhnaan mayaan xildhibaanana xidhnaan maayaan oo jeelasha si dharci daro ah ugu jiri maayan Md jamaal cali xusen.

    Hargeisa(xogreebnews.com_Musharax madaxweynaha xibiga cadaalada iyo daryeelak UCUD oo canbaarayn balaadhankula dula dhacay madxweyne siilaanyo,daka maatida ah iyo xildhibaanada sida sharci darada ah u xidhani xidhnaan maayaan adiguna seexan maysid

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeisa(xogreebnews.com_Musharax madaxweynaha xibiga cadaalada iyo daryeelak UCUD oo canbaarayn balaadhankula dula dhacay madxweyne siilaanyo,daka maatida ah iyo xildhibaanada sida sharci darada ah u xidhani xidhnaan maayaan adiguna seexan maysid Hargeisa(xogreebnews.com_Musharax madaxweynaha xibiga cadaalada iyo daryeelak UCUD oo canbaarayn balaadhankula dula dhacay madxweyne siilaanyo,daka maatida ah iyo xildhibaanada sida sharci darada ah u xidhani xidhnaan maayaan adiguna seexan maysid aadyar maaxtooyada ayaan layskugu soo dhici wixii maanta ka danbeeya wixii halkaas ka dhacan aad adigu masuul ka tahay ogow madexweyne waayo amaanak dalaka iyo dakab idinka ayaa ka musuul ah idinka ayaan aamaankii wadanka khl khal galinaaya oo marba meel uistaagaya xisbiyada mucaaradkataasina aya tahay tii aad ka cabaadi jirtay wakhtigii aaad ahayd mucaardka hsacbiga somaliland waxaan leeyahay waxaas haw joojiina hana dhagysanina. Waxaanan kuu shegayaa madexweyne maanta wiixii ka danbeeya inaad udiyargorowdo mucaaridadii ugu balaadhnayd ee kaaga timaada xibiga ucud ,taasina aya sabab utahay cago juglaynata aan maanata kala kulmay askarta si khaldan loo soo amary ee la yidhi orda oo jamaal jiid jiita waan ayaan daro weyn inaad madexweyne siaasi aad samayso aad ayaanan uga xumahay anigu ged dheer iyo ku gaabanba waan ufuulayaa nabada iyo horumarka dalkayga waxaan kuu sheegayaa inaand dalak wax dana ahba ka layahayn taasina ay sabab utahay waxaad aad maanta dadkii ku soo doortay iyo shacbigii somaliland ba aad abaalka uga dhigatay .

Jamaal cali xusen wuxuu sidoo kale ka hadalay in safakiisii maanata aya khal khal galisay xukuumadu oo isku dayday inaan maro dariiqa wayn ee umada ka dhexeya ee hor mara madaxtooyada waxaanan shacbiga somalilnd usheegayaa iyo tagerayaasha xisbiga ucud inaanay waxaasi ujoojin oo ay muu jiyaan dareenkooda oo ay wiii xunba ka soo hor jeestaan



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured