"Reer Awdal Waa Adhaxda Somaliland, Waa asaaska Udubka Qaranimadda Somaliland"Gudoomiyaha Garabka Dhalinyarad Xisbiga WADDANI–

0
Monday December 15, 2014 - 20:19:09 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 575
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    "Reer Awdal Waa Adhaxda Somaliland, Waa asaaska Udubka Qaranimadda Somaliland"Gudoomiyaha Garabka Dhalinyarad Xisbiga WADDANI–

    Hargaysa:(xogreebnews.com_Gudoomiyaha garabka dhalinyarada xisbiga WADDANI Maxamad Sidiiq ayaa si qoto dheer ugu hadlay xaalada cakiran ee gobolka Awdal sidaan waxa uu ku sheegay qoraal kooban oo uu warbaahinta soo gaadhsiyay waxaanu u dhignaa

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargaysa:(xogreebnews.com_Gudoomiyaha garabka dhalinyarada xisbiga WADDANI Maxamad Sidiiq ayaa si qoto dheer ugu hadlay xaalada cakiran ee gobolka Awdal sidaan waxa uu ku sheegay qoraal kooban oo uu warbaahinta soo gaadhsiyay waxaanu u dhignaa Hargaysa:(xogreebnews.com_Gudoomiyaha garabka dhalinyarada xisbiga WADDANI Maxamad Sidiiq ayaa si qoto dheer ugu hadlay xaalada cakiran ee gobolka Awdal sidaan waxa uu ku sheegay qoraal kooban oo uu warbaahinta soo gaadhsiyay waxaanu u dhignaa Sidan:-"Reer Awdal wa adhaxda somaliland, wa aasaaska in udubka qaranimadda somaliland, wa tiirarka jiritaanka somaliland midka ugu muhiiimsan. dhawaaqa suldaanka aan metelin bulshada ee aanay la fikirka mabda ahayn reer awdal way ku mahadsanyihiin, suldaanka salfudaydku qaadayna innu nabad wanaag doodiisa kusoo jeediya haboon. in la buunbuuniyo arinka o halkaa la gaadhsiiyaana wa garaad xumo maamul xumo. shakhsi dhawaaqay jiritaanka somaliland wiiqi mayo, wa in arinka lo gala si masuuliyada. drake la xidhxidhaayo dhallinyarada la kicinaayo wa in laga daya naxli ku beerida. hadalada kala fogayn kara bulshada walalha ah wa in laga txadiraa o an warbaainhta la marin wwdho marin habaabin kara bulshada samaha ku wada noolayd sooyalka badan".Xukuumaddu inay ciidan in cudud muujin karta colaad kala fogaansho bulsho adeegsataana wa madina lo baahnayn. nabad gelyada xasiloonida waxa ku nool qofkasta nabadbaa nas la nuugo leh. qalalaasaha ka taagan gobolka awdal in late dejiyo degenaan o ay galan guurtida, salaadiinta golaha dhaqanku aya muhiima.in an la siyaasadayn oo xukuumaddu ka dayso sida hada ay xalka ku wado aya lagama maarmaana. Reer awdal waxa la gudboon inay nabad gelyada ku dadaalan o ay dejiyaan xaaladda, Tabshooyinka jira e an ila hada laga garaabina in xukuuumaddu ka garawdo o la tixgeliyo cabashada odayaasha reer awdal wa waajib, car juuqdheh qori caaradiii hora wax loogu waayay maanta oo ay bulshadu kortayna waxba so kordhinmayso. xukuumaddu wa inay si masuuliyada o daacadnimo xilkasnimo ku ladhantahay you gashaa arinka awdal madaadam xukuumaddu amniga dalka masuul ka tahay.Mudane madaxwayne waxa haboonaan lahayd inaad ka hadasho xaalada adag ee aan la dhayal san karin e dallku galay, weedhaada fariintaadu wa muhiim. waxa lagama maarmaana mdaxweyne inaad you ditto gudi dhaqan o ka madaxbaanan siyaasad. bari wan ognahay halka xaalkiisu maraayo dhayalsi xilkasnimo daro wata halka dhigtay, cidi cabanaysa in dhagaha laga furaystaa waxay dhaxal sin doonta dalka in lakala irdhioobo, umaddina waxay wax ku tahay wada hadalka isu tanaasulka.Somaliland waxay halkaa kusoo gaadhay isu tanaasul, wada hadal is qiimayn waxaad moodaa in xukuumadda hada talada dalka haysaa doorka lumisay aanay u jajabnayn tixgelinta tabashooyinka, hadi lasyu garaabi waayana wa mid subxaanala. cadawga dalkeenu gees kasta wu jira, is qabsigeena ayo khilaafkeenuna wuxuu u yahay farxad. haday is fahmi waayana wa mid subxaanala. somaliland gul somaliland wadajir walalnimo."

Gudoomiyah Garabka Dhalinyarad Xisbiga WADDANI
Maxamed Sidiiq Dhame





Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured