“Waxaan u sheegayaa dad waynaha Somaliland in haba yaratee aanay jirin shir wayne qabsoomay.. Af-Hayeenka Gudida Qaban qaabada shirweynaha Daladda naafadda qaranka ee (SNDF)

0
Monday December 15, 2014 - 20:14:59 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 747
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    “Waxaan u sheegayaa dad waynaha Somaliland in haba yaratee aanay jirin shir wayne qabsoomay.. Af-Hayeenka Gudida Qaban qaabada shirweynaha Daladda naafadda qaranka ee (SNDF)

    Hargeysa(xogreebnews.com_Af-hayeenka Gudidada Qaban qaabada iyo Turxaan saarida shirweynaha Daladda naafadda qaranka (SNDF) Baashe Diiriye Cilmi ayaa qaadacay shir ay maanta qabatey Daladda SNDF oo ahaa shir aan la sii shaacin laguna sii wargalin xub

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeysa(xogreebnews.com_Af-hayeenka Gudidada Qaban qaabada iyo Turxaan saarida shirweynaha Daladda naafadda qaranka (SNDF) Baashe Diiriye Cilmi ayaa qaadacay shir ay maanta qabatey Daladda SNDF oo ahaa shir aan la sii shaacin laguna sii wargalin xubnaha ka tirsan Dalladan oo maanta lagu qabtey hudheel KAAH ee Magaaladda Hargeisa . Hargeysa(xogreebnews.com_Af-hayeenka Gudidada Qaban qaabada iyo Turxaan saarida shirweynaha Daladda naafadda qaranka (SNDF) Baashe Diiriye Cilmi ayaa qaadacay shir ay maanta qabatey Daladda SNDF oo ahaa shir aan la sii shaacin laguna sii wargalin xubnaha ka tirsan Dalladan oo maanta lagu qabtey hudheel KAAH ee Magaaladda Hargeisa .
Af-hayeenka Gudidada Qaban qaabada iyo Turxaan saarida shirweynaha Daladda naafadda qaranka (SNDF) Baashe Diiriye Cilmi sidaasi waxaa uu ku sheegay Mar uu maanta magaalada Hargeysa kula hadley Warbaahinta

Af-hayeenka Gudidada Qaban qaabada iyo Turxaan saarida shirweynaha Daladda naafadda qaranka (SNDF) Baashe Diiriye Cilmi waxaa uu dhawaaq dheer ku sheegay in aanu shirkaasi matali Karin guud ahaanba Ururada Naafada Somaliland.waxaanu yidhi”maanta waxaan miidhiyaa ka sheegayaa in la soo qaban qaabiyay wax lugu sheegaayay in uu yahay shirweynah Dalada Naafada Qaranka,shirkaa waxaan halkan ka cadaynaynaa angoo ah ururda kal duwan ee hoos taga Dalada .Shirkani waxa uu ahaa mid ay shaqsiyaad gaari dan ka lahayeen markaa waxaan u sheegayaa dad waynaha kala duwaan ee Somaliland in haba yaratee aan jirin shir wayne ka qabsoomay oo maanta dhacay .
Waxaan mar labaad iyo mar sadexaadba u sheegayaa bulshada kala duwan ee Somaliland in shirkaasi ahyin mid caadiya,waayo waxa ka maqan gobalada kala ah Awdal,Saaxil,Togdheer iyo sidoo kale ururo badan oo ka jira godaha caasimada dalka .
Si kastaba ha ahateen hadalkaan khilaafka ah ayaa ku soo beegmaaya xil la soo qabanqaabiyay shirweyne la sheegaayo in ay qabsanayaan dalada Naafada Qaranka (SNDF) shirkaasi oo ka soo qayb galeen qaar ka mida naafada kala duwan ee Daladan,shirkan oo ay ka soo qayib galeen qaar ka mida golaha wasiirda xukuumada iyo agaasimayaal,goobtaasi oo lugu dooranayaa boodhadhka kala duwan ee Dalada .





Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured