Daawo xogreeb Tv: Jamaal Cali Xuseen Oo Hargeysa Lagu Soo Dhaweeyay Iyo Xukumadda Oo Carqaladaysay Dadweyne Soo Dhaweynayay.

0
Monday December 15, 2014 - 20:09:01 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 753
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo xogreeb Tv: Jamaal Cali Xuseen Oo Hargeysa Lagu Soo Dhaweeyay Iyo Xukumadda Oo Carqaladaysay Dadweyne Soo Dhaweynayay.

    Hargeysa (xogreebnews.com_Musharaxa Jagada Madaxweyne ee Xisbiga Ucid Aqoonyahan Jamaal Cali Xuseen, ayaa maanta lagu soo dhaweeyay Madaarka Hargeysa ka dib markii uu safar kaga soo laabtay wadamada Dibada siiba Maraykanka iyo Ingiriiska oo uu muddo

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeysa (xogreebnews.com_Musharaxa Jagada Madaxweyne ee Xisbiga Ucid Aqoonyahan Jamaal Cali Xuseen, ayaa maanta lagu soo dhaweeyay Madaarka Hargeysa ka dib markii uu safar kaga soo laabtay wadamada Dibada siiba Maraykanka iyo Ingiriiska oo uu muddo ka maqnaa. Hargeysa (xogreebnews.com_Musharaxa Jagada Madaxweyne ee Xisbiga Ucid Aqoonyahan Jamaal Cali Xuseen, ayaa maanta lagu soo dhaweeyay Madaarka Hargeysa ka dib markii uu safar kaga soo laabtay wadamada Dibada siiba Maraykanka iyo Ingiriiska oo uu muddo ka maqnaa.
Dhanka kale Ciidanka Booliska ayaa carqaladeeyay Soo dhaweynta Musharaxa ka dib markii ay ka hor istaageen in Musharaxa iyo Gaadiidka ku soo dhaweeyay Madaarka Hargeysa maraan Jidka hor mara Madaxtoodayada islamarkaana lagu amray inay ka leexdaan Isgoyska Bari ee Madaxtooyada. Musharaxa, Madaxda Kale ee Xisbiga iyo Taageerayaasha la socday ayaa wakhtigaaasi ku sii jeeday Xarunta dhexe ee Xisbiga Ucid oo ay ku sii sugayeen Dadweyne halkaasi ku soo dhaweynayay Musharaxa.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured