Amina Weris oo arooskii sadexaad ee ay inanteeda u sameyso kala mid dhigtay aroos yada diktaytaradu habla hooda u sameeyaan

0
Monday December 15, 2014 - 08:15:08 in Maqaallo by Super Admin
  • Visits: 1021
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Amina Weris oo arooskii sadexaad ee ay inanteeda u sameyso kala mid dhigtay aroos yada diktaytaradu habla hooda u sameeyaan

    Gabahda ay dhaleen Silaanyo iyo Amina Weris oo markii sadexaad Hargiesa ku aqal geleysa bishan 18 keeda ayaa aroos keeda la soo casuumay dad tiradooda markii hore lagu sheegay 80 oo London degen laakiin iminka tirada saxda ihi 150 ay kor u dhaaftay.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Gabahda ay dhaleen Silaanyo iyo Amina Weris oo markii sadexaad Hargiesa ku aqal geleysa bishan 18 keeda ayaa aroos keeda la soo casuumay dad tiradooda markii hore lagu sheegay 80 oo London degen laakiin iminka tirada saxda ihi 150 ay kor u dhaaftay. Maaha markii u horaysay ee inantan iyo inanka guursanayaa Gabahda ay dhaleen Silaanyo iyo Amina Weris oo markii sadexaad Hargiesa ku aqal geleysa bishan 18 keeda ayaa aroos keeda la soo casuumay dad tiradooda markii hore lagu sheegay 80 oo London degen laakiin iminka tirada saxda ihi 150 ay kor u dhaaftay. Maaha markii u horaysay ee inantan iyo inanka guursanayaa ay aroos soo maraan ee iyana waa arooskii sadexaad isna waa markii labaad. Hase yeeshee dhowr jeer dadku wey guursan karaan ee waxa mucjiso noqotay in laga dhigo lamaane aroos iminka uugu horeyso oo daafaha caalamka dad boqlaala laga soo casuumo. Hudheeladii hurdada ee Hargiesa ayaa meel la kala waayay oo dadkan imanaya waxay marti u yihiin madaxtooyada oo tigidh kooda iyo hurda doodaba qabta inta ay Hargiesa joogaan. Madaarkii Hargiesa ayaa isna la ciir ciiraya tirada dadka aroos lagu soo casuumay oo aad u tiro badan. Isku soo xoori oo waa xaalad inagu cusub oo lagu qarash garaynayo lacag hal million oo dollar ka badan oo xoolihii ummada ah oo qoyska Silaanyo uuga jeedaan inay ka dhigaan arooskii uugu balaadh naa ee Somaliland ka dhaca taariikhda la soo maray. Dad badan baa is weydiinaaya goorta uu carmalku sidan u qaali garoobay iyo caqiida xumaanta qoyskii dalka xukumaayay ay dadka u hor seedayaan. Waxa Hargiesa la isla dhex marayaa in aan haba yaraatee wax caqli ah oo meesha marayaa aannu jirin oon ahayn talo dumar oo Amina Weris ay samayneyso faan iyo iskala bixin. Mase garan karto Amini in aroos yada noocan ah ee ummaduhu soo hadal qaadaan markay ka yaabaan sifaha sharciga dhaafsan aanay sii raagin ee hore loogu kala yaaco. Dadka reer Hargiesa ayaa markay ka yaabaan tirada dadka qurbaha looga keenay arooska iyo fasahaadka ka muuqda ayaa waxa ka soo hadhay sadex kelmadood oo ah ha isku raagina.

Abdi_Mustafe123@yahoo.com



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured