Daawo Sawirada Xisbiga Waddani Oo Tagaeerayashii Ugu Badnaa Ee Kusoo Biira Oo Kasoo Kala Jeeda Dhamaan Gobolada Dalka Ku Soo Bandhigay London

0
Sunday December 14, 2014 - 18:28:41 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 765
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo Sawirada Xisbiga Waddani Oo Tagaeerayashii Ugu Badnaa Ee Kusoo Biira Oo Kasoo Kala Jeeda Dhamaan Gobolada Dalka Ku Soo Bandhigay London

    London ( xogreebnews.com— Waxa London lagu qabtay xaflad aad u saraysa oo lagu soo dhawaynayey boqolaal tageerayaala oo ku soo biiray xisbiga Waddani

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

London ( xogreebnews.com— Waxa London lagu qabtay xaflad aad u saraysa oo lagu soo dhawaynayey boqolaal tageerayaala oo ku soo biiray xisbiga Waddani

London ( xogreebnews.com— Waxa London lagu qabtay xaflad aad u saraysa oo lagu soo dhawaynayey boqolaal tageerayaala oo ku soo biiray xisbiga Waddani Laantiisa Uk tageerayaashan oo ka soo jeeda dhamaan shacabka reer Somaliland Gobaladiisa oo dhan Sida Gobolka Maroodi Jeex , Gobolka Hawd ,Saraar ,Awdal ,Salal, Buhoodle , Sool , Sanaag, Togdheer, , Gobolka Gabilay .Tageerayashan oo isagu jiray xubno aad u Miqaam sareeya oo Muhiima kuwas oo kala ahaa Cuqaal ,Aqoon yahano indheer garad Saraakiil sare oo ka tirsanaan jiray ciidamada waxa kale ka soo qayb galay xubno marti sharafa oo laga soo doortay golayaasha deeganka ee dalkan Ingiriiska ,Xaflad oo ilyartu is qabatay oo lagu soo dhaweynaayey tageerayaal badan oo xisbiga Waddani u soo diga rogtay,waxa goob joog ahaa Gudoomiyaha kowaad ee Xisbiga Waddani Axmed Muumin Seed iyo Agaasimaha Xafiiska Hargaysa Yasmiin Raygal .

Xafladan oo aad loo soo qaban qabiyey ayaa waxa lagu furay Ayadaha Quraanka kariimka waxa warbaxin laga dhagaystay Gudoomiyaha xisbiga Wadani Uk Mudane Xuseen Aadan Cade oo soo bandhigay waxqabadkii xisbiga iyo lamahii uu furay iyo tagerayashan oo uu gacan libaax ka qatay ,xafladan oo ka duwanayd xafladahii hore ayaa waxa goobta ka hadlay siyaasiin culus oo ka soo jeeda dhamaan gobolada Somaliland ka koban tahay taas oo muujisay cududa tageero ee xisbiga wadani Fanaanka Xasan Nuur Alaale oo ah siyaasi ka soo jeeda gobolka Awdal ayaa fariinu u diray xukumada somaliland in xukumada ay ilaaliso nabad galyada ugu na baqay shacabka reer somaliland inay ilaaliyaan waxa goobta ka hadlay Aqoon yahan Siciid Xariir Diriye oo ka tirsanaan jiray xisbiga Ucid oo shagay in uu taager o buuxda u hay o xisbiga wadani ,xafladan oo aad loo soo agasimay ayaa waxay ku dhamatay jawi farxad leh ,hadaladi la so jediyey waxa ka mid ahaa in la heloo is badal cadalaad iyo sinaan iyo horumar iyo midnimada umada Somaliland.



IMG_8066
IMG_8086IMG_8104IMG_8108IMG_8219IMG_8229IMG_8230IMG_8308IMG_8331IMG_8505IMG_8516xogreebnews.com Desk



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured