soo dhoweyn aqoon yahan jamaal cali Husein oo Gil-gishay caasimadda.

0
Saturday December 13, 2014 - 18:19:48 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 866
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    soo dhoweyn aqoon yahan jamaal cali Husein oo Gil-gishay caasimadda.

    Hargeisa(xogreebnews.com_soo dhoweyn loo sammayn doono aqoon yahan jamaal cali Huseen,ayaa si weyn loogga dareemayaa caasimadda domaliland Ee Hargeisa.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeisa(xogreebnews.com_soo dhoweyn loo sammayn doono aqoon yahan jamaal cali Huseen,ayaa si weyn loogga dareemayaa caasimadda domaliland Ee Hargeisa.
Hargeisa(xogreebnews.com_soo dhoweyn loo sammayn doono aqoon yahan jamaal cali Huseen,ayaa si weyn loogga dareemayaa caasimadda domaliland Ee Hargeisa.
aqoon yahan ayaa muddooyinkii uu danbeeyey safar shaqo ugu maqnaa dalalka mid ah USA ,Uk taaso ay sabab u ahayn marti qaad u ka helay taageerayaasha xisbiga.
aqoon yahan ayaan hore loogu sammayn jirrin soo dhoweenyahan oo kale ,balse ay tani waxaay noqon doontaa mid u xisbigu ku muujinaayo quwadda taageero ay bulshadda ku dhex-leeyihiin xisbiga Ucid.
xogreebnews.com office somaliland/Hargeisa.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured