MADAXWEYNE SIILAANYO IYO MADAXWEYNAHA SOMALIYA OO KU KULMAYA WADANKA DJIBOUTI

0
Saturday December 13, 2014 - 17:34:04 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 797
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    MADAXWEYNE SIILAANYO IYO MADAXWEYNAHA SOMALIYA OO KU KULMAYA WADANKA DJIBOUTI

    Hargeysa(xogreebnews.com_Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Siilaanyo, ayaa la filayaa inuu dhawaan safar ku tago wadanka Djibouti, halkaas oo ay kul kulmi doonaan Madaxweynaha Somaliya Xasan Sheekh Maxamuud.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeysa(xogreebnews.com_Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Siilaanyo, ayaa la filayaa inuu dhawaan safar ku tago wadanka Djibouti, halkaas oo ay kul kulmi doonaan Madaxweynaha Somaliya Xasan Sheekh Maxamuud.
Hargeysa(xogreebnews.com_Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Siilaanyo, ayaa la filayaa inuu dhawaan safar ku tago wadanka Djibouti, halkaas oo ay kul kulmi doonaan Madaxweynaha Somaliya Xasan Sheekh Maxamuud.
Ilo xogogaala ayaa Geeska Afrika u sheegay in Madaxweyne Siilaanyo iyo Madaxweyne Xasan Sheekh ay Djibouti ku yeelan doonaan kulan lagu sheegay inuu yahay mid muhiim ah oo la xidhiidha wada hadalada Somaliland iyo Somaliya, waxaana la filayaa inuu kulankooda goob-joog ka noqdo Madaxweynaha Djibouti Ismaaciil Cumar Geele.Madaxweyne Siilaanyo waxa wehelin doona xubno ka mid ah golihiisa wasiirada, waxaana Djibouti kaga sii horeeya guddoomiyaha xisbiga UCID Md. Faysal Cali Waraabe oo isna kulanka ka qayb geli doona.Lama garanayo waxyaabaha uu Madaxweyne Siilaanyo kala hadli doono Madaxweynaha Somaliya, marka la eego sida ay dawladda Somaliya uga baxdo qodobada lagu heshiiyo wada hadalada uu Turkigu bilaabay, iyadoo la ogyahay inay Somaliya hareer martay qodobkii u dambeeyay ee lagu heshiiyay ee khuseeyay hawada oo ay Qaramada Midoobay toddobaadkii hore u gacan gelisay dawladda Muqdisho.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured