Saleebaan xuquuq oo si weyn u taageeray Hawl-gallada ciidanka RRU-DA,saqda dhexe dadka kula baxaan,akhriso warbixin

0
Saturday December 13, 2014 - 17:27:06 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 885
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Saleebaan xuquuq oo si weyn u taageeray Hawl-gallada ciidanka RRU-DA,saqda dhexe dadka kula baxaan,akhriso warbixin

    Hargeisa(xogreebnews.com_Waxtarka CIIDANKA RRU waxa ka mid ah, Tusaale 2005 Guri ku yaal New Hargeisa ayaa abaaro 12:00 saac ee habenimo heeganka guud ee Ciidanka Booliska Somaliand oo dhan lagu soo wargaliyay xog sugan in gurigaasi ay ku jiraan in k

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeisa(xogreebnews.com_Waxtarka CIIDANKA RRU waxa ka mid ah, Tusaale 2005 Guri ku yaal New Hargeisa ayaa abaaro 12:00 saac ee habenimo heeganka guud ee Ciidanka Booliska Somaliand oo dhan lagu soo wargaliyay xog sugan in gurigaasi ay ku jiraan in ka badan 10 nin oo
Hargeisa(xogreebnews.com_Waxtarka CIIDANKA RRU waxa ka mid ah, Tusaale 2005 Guri ku yaal New Hargeisa ayaa abaaro 12:00 saac ee habenimo heeganka guud ee Ciidanka Booliska Somaliand oo dhan lagu soo wargaliyay xog sugan in gurigaasi ay ku jiraan in ka badan 10 nin oo aad u hubaysan ahan rag qaba tababar xoogan kuwaasi oo loo sheegayin ay Al Shabaab yihiin qorshaynayaana in ay dilaan qaar badan oo ka tirsan kormeerayaaasha caalamiga ah ee doorashadii Golaha Wakiilada Somaliand oo dhacaysay 2 maalmood habeenkaasi ka dib.
Heegankii guud ee Booliska Somaliland xogtaasi ka dib waxa uu abaaro 1 habeenimo u dirfay 3 askari oo wata xaajiyad 2 shidhlay ah toos bay gurigii u abaareen kadib albaabkiisii ayay garaaceen iyagoo 2 askari oo is dabo taagan ah askarigii 3aad wuxuu ku hadhay baabuurkii xaajiyada ahaa oo uu darawal ka ahaa, kadib waa'ayo ayaa la yiri markii booliskeenu garaaceen albaabkii gurigii raga hubaysani ku jireen waxay ugu jawaabeen boolisku: WAA BOOLISKII EE FURA ALBAABKA, ragii hubaysnaa waxay dhaheeN: HAYEE SUGA SUGA AANU FUREE, intay qoryihii boobeen ayay rasaas ooda kaga qaadeen hal askari ayaa dhaawacmay. kii baabuurka saaraa ayaa ku soo orday oo kii kale la qaaday dhaawacii iyagoo sii saaraya xaajiyadii booliska ee ay wateen ayaa gurmad markii horeba ay ku talogaleen ayay la hadleen (Mobile) raga hubaysan ee guriga ku jiraa gurmadkii oo gaari mark 2 ah saaran ayaa soo agmaray baabuurkii booliska ahaa oo dhaawacii 2 askari saarayaan rasaas ayay ku fureen mid ka mid ah 2dii askari ee dhaawaca saarayay xaajiyada ayay 2 xabo oo rasaas ahi dabada (badhida_ kaga dhaceen sidaasi ayaa askarigii sedexaad ee aan dhaawacmini uu degdeg ku dhaqaajiyay baabuurkii oo 2 askari oo dhaawac ahi saaran yihiin ku dhaqaaqay
3 saacadood ka dib Eedaankii Salaada subax hortii ayay Ciidan Boolis iyo miratani ahi gurigii raga hubaysani ku jireen yimaadeen oo BEEBEEYO ku dumiyeen hal nin oo dhaawac ah oo 2dii askari ee mid la dhaawacay isagoo albaabka garaacaya maahee askarigii dabo taagnaa oo 2 xabo rasaasa albaabka ku riday ayaa hal nin ka dhaawacday ragii guriga ku jiray kaasi dhaawaca ah mooyee intii kale waxay baxsadeen markii xaajiyadii booliska ahayd qaaday 2 askari ee dhaawacmay iyo 3 saacadood ee ka danbeeyay.
Hadda sidii RRU loo sameeyay ceebtaasi oo kale kuma dhacdo ciidamadeena goor aan habeena ahayn maalina ahayn ayay meel aan la garanaynin ugu daataan cidkasta oo khatar lagu tuhmo
WARBIXIN FAAHFAAHSAN KA AKHRI http://hornwatch4rights.blogspot.com/…/difaacayaasha-xuquuq…



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured