Sonyo Ma Urur Dhalinyaraa Mise Waa Mid Siyaasadeed?

0
Friday December 12, 2014 - 20:03:32 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 846
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Sonyo Ma Urur Dhalinyaraa Mise Waa Mid Siyaasadeed?

    Hargeisa(xogreebnews.com_Sidaa ay sheegtan kooxdan ku maxaaf-sataa magaaca dhalinyaradaa Somaliland oo dhan.Kuwaaso samaystay dallad dhalinyaradda Somaliland oo ay magaceeda ku sheegan SONYO. Wali lama arag iyaagoo hal

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeisa(xogreebnews.com_Sidaa ay sheegtan kooxdan ku maxaaf-sataa magaaca dhalinyaradaa Somaliland oo dhan.Kuwaaso samaystay dallad dhalinyaradda Somaliland oo ay magaceeda ku sheegan SONYO. Wali lama arag iyaagoo hal

Hargeisa(xogreebnews.com_Sidaa ay sheegtan kooxdan ku maxaaf-sataa magaaca dhalinyaradaa Somaliland oo dhan.Kuwaaso samaystay dallad dhalinyaradda Somaliland oo ay magaceeda ku sheegan SONYO. Wali lama arag iyaagoo hal mashruuc oo faa”iido leh usoo bandhigay dhalinyarada ay daashatay tahriibta shaqo, la”aanta xata kama qayb qaatan wacyi galinta lagu joojinaayo aafadda lagu idlaaday ee haajiraadda dalalka shihseeye.

Hadaba waxaa sidaa cad-ceeda usoo if baxaaya dhaq-dhaqaaq-yadda siyaasadeed ee dhalan rogay ururkii dhalinyarada iyo fadeexaddo hor-leh oo dul hoggaanaaya ururka dhalinyaraadda ee sonyo,kaddib markii u ku milmay siyaasaddadalka oo dhalinyaradda Somaliland oo dhammi dhex u tahay,dhinaacana saray kooxda maamulka haysaa ee Kulmiye,waxaana laga wadaa-war hayeey dhowaan markii uu madaxweyne siilaanyo xadhigga ka jaray dhisme tafaasiir badan laga bixiyeey,kaaso xoggu ay Heleyso shabakadda warar ee xogreebnews.com-tibaaxeen,in maal-galintiisa ay la hayd ha”yad caalami ahii,madashana laga baahiyeey inuu dhismahaas ay fulisay, xukuumadda siilaanyo.

Waxaa kale oo jiraa inay xukuumadan maantu si cadaan ah u liistaysay kooxdan,oo ah afar qof kuwaso isku hayb ah.iyaaddo looga dan leeyahay inuu ka mid noqdo ha’yadaha dawliga ah ee dalka ka jiraa. Iyaadooynu ka wadaa dhereg-san nahay inuu ururkani yahay mid ay ku maxaaf-sadaan kooxo calooshooda u shaqaystayaal ahii, kuna qadhaabtaan magaca dhalnita idlaatay , ayaa hadda cagaha la galay siyaasadda dalka kaaso si badheedh ah ay hadda u ibiyeen hammiga iyo himiiladdi lo abuuray markii hore,ururka Sonyo kaaso ka leexday dhabaha lo jideeyeey inuu sii hayo,waxaana uu noqday mid ku dhintaa gacantaa afar wiil oo calooshooda u shaqaystayaal ahii.

Waxaa kale oo jiraa hin-dise ay wataan kooxda boodhka ah oo hadda xilku kasii dhamaanaayo,xilkaaso ah mudaada ay boodhku jiri karaan,ayaa laabay xeerkii iyo nadaamkii ay ka dhax-leen maamulkii ka horeeyeey,waxaanay samaysteen inay qorsheeyan sidii ay cagaha dhulka ugu dhajen lahaayeen maamulka iyo sidii hayntiisu gacantooda ugu jiri lahayd . Waxaana taas la garab gali doonaa xukuumadda inay sii jiraan kooxdan.oo ay isla jaan-qaadeen ama Heeshiisay inay dhalan roggan magaca dhaliynayadda dalka, oo ay kuso ururi-yeen afar qof oo keliyaa. Iyaado xukuumaddu arrintaas iyo iibka kharaash sharaft dhalinyaraddu,ku ibiyeey,inay xukuumada uga been-sheegan xukuumadda axmed siilaanyo inay garab taagan yihiin, xilliga doorashada.

Waxaa kale oo jiraa qorshe kale, kaaso hadda noqday in lagu karbaasho ururka dhalinyaradda ee Sonyo,ururka kale ee beesha subeer abal ee jidaali; dhowaan markii ay xabsiga ku jireen dhalinyaradda xaq u dirirka ah ee Jidaali,ayaa waxaa la oggaa gudoomiyah ururka sonyo mubaarig ismaciil taani, inuu faafiyo dacaayadaha kooxdan jidaali isaagga intaa badan la fekeri ahaa xukuumadda oo iyaaddu siyaasad ka ka urinaysay la socoo qaybaha danbe wanjalkii mubaarig ee ururka jiidaali,saami qaybsiga Gobolka awdal oo daaqada ka baxay,xogo tiro badan. La socoo qaybo xiiso badan

Qalinkii

Cabdi casiis Bashiir Nuur

Tel:4144434

info@xogreebnews.com

Hargeisa/Somaliland




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured