xisbiga wadaani oo waji-gabax kala Kulmay dhaliinyaradda Beesha Subeer awal ee Jiidaali.

0
Thursday December 11, 2014 - 19:31:56 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 954
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    xisbiga wadaani oo waji-gabax kala Kulmay dhaliinyaradda Beesha Subeer awal ee Jiidaali.

    Hargeisa(xogreebnews.com_xoggaha ay ka heelayno shabakadda warar ee xogreebnews.com_ dhalinyaradda Beesha Subeer awal ee Jidaali ayaa noo sheegay inay siyaasiyiin beesha oo doonaayeeyn inay dhalinyaradda beesha subeer awal ku qanciyaan inay kusoo b

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeisa(xogreebnews.com_xoggaha ay ka heelayno shabakadda warar ee xogreebnews.com_ dhalinyaradda Beesha Subeer awal ee Jidaali ayaa noo sheegay inay siyaasiyiin beesha oo doonaayeeyn inay dhalinyaradda beesha subeer awal ku qanciyaan inay kusoo biiraan xisbiga uu mushaaraxa uu yahay Gudoomiyaha Gollaha wakiilladda somlailand
Hargeisa(xogreebnews.com_xoggaha ay ka heelayno shabakadda warar ee xogreebnews.com_ dhalinyaradda Beesha Subeer awal ee Jidaali ayaa noo sheegay inay siyaasiyiin beesha oo doonaayeeyn inay dhalinyaradda beesha subeer awal ku qanciyaan inay kusoo biiraan xisbiga uu mushaaraxa uu yahay Gudoomiyaha Gollaha wakiilladda somlailand cabdi raxmaan ciiro, inay ku biiraan ayaa gaadhanka u daruuray damaca siyaasiyiintaas.
il wareedyaddu waxaa ay sheegen inay siyasiyiin uu ka mid yahay badhasaabkii hore ee Gobolka Togdheer Mr xameerje ay ulaa yimmaadeen,inay ku biiraan xisbiga Kulmiye kana soo wareegaan ururka jiidaali iyo xisbga Ucid.
dhalinyaradda ayaa u sheegtay xisbiga wadaani inay leeyihiin hadaf,kaaso ah inuu jiro madaxweyne kasoo jeedaa beesha subeer awal,taasin ku kalifayso inay ku dhintaan hadafkoodaas ah inay meesha maanta saaran madaxweyne sheegtaa beesha subeer awal.
waxaanay warar sheegen inuu siyaasi xamarje taas uu qiray sheegaynaa in mihiimadda koobaad tahay in la bedeello xukuumadan maanta fadhida kursiga.
xogahaa aanu heleyno waxaay intaas ku dareen,inay dhalinyaraaddu u sheegen kooxdan, cabdi raxmaan ciro kusiga fadhiiyo ku dhowaad toban sanno,taasina ay tusaale ugu filaan tahay iyo wax ku qaadaasho, rabaanna is bedel dhab ah.
xogreebnews.com-office Hargeisa/somaliland




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured