soo dhoweyn aad u ballaadhan oo lo samaynaayo madaxweynaha Mustaqbalka Jamaal cali Huseen,xisbiga cadaaladda iyo Daryeelka oo Guddi u saaray qaban qaabadda musaharax jamaal oo safar shaqo ku maqnaa muddo

0
Thursday December 11, 2014 - 19:00:40 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 766
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    soo dhoweyn aad u ballaadhan oo lo samaynaayo madaxweynaha Mustaqbalka Jamaal cali Huseen,xisbiga cadaaladda iyo Daryeelka oo Guddi u saaray qaban qaabadda musaharax jamaal oo safar shaqo ku maqnaa muddo

    Hargeisa(xogreebnews.com_ sidaa uu hoghayaha warfaafinta xisbiga Ucid Yuusuf Keyse u ku baahiyeey bogga facebook, waxaa dhowaan soo dalka dib ugu soo laaban doonaa aqoon yahan jamaal cali Huseen oo safar shaqo dalka uga maqnaa muddooyinkii u

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeisa(xogreebnews.com_ sidaa uu hoghayaha warfaafinta xisbiga Ucid Yuusuf Keyse u ku baahiyeey bogga facebook, waxaa dhowaan soo dalka dib ugu soo laaban doonaa aqoon yahan jamaal cali Huseen oo safar shaqo dalka uga maqnaa muddooyinkii u
Hargeisa(xogreebnews.com_ sidaa uu hoghayaha warfaafinta xisbiga Ucid Yuusuf Keyse u ku baahiyeey bogga facebook, waxaa dhowaan soo dalka dib ugu soo laaban doonaa aqoon yahan jamaal cali Huseen oo safar shaqo dalka uga maqnaa muddooyinkii u danbeeyey,qoraalkaas uusoo dhigay Yusuf Kayse waxaa uu dhignaa sidaa.Soo Dhaweynta Musharaxa Jagada Madaxweyne Ee –ª#–ŽXISBIGA_UCID–¬ oo Gudi Qaban_Qaabo_Loo Saarey _HOOS KA AKHRI _somaliland,Hargeysa_Head Office
OGAYSIIS DHAMAAN SHACBIGA_KU NOOL_CAASIMADA_JSL
Xisbiga Cadaalada iyo Daryeelka UCID Waxaa Uu Ogeysinayaa Dhamaan Taageerayaasha Xisbiga UCID iyo Bulsho Weynta Ku Nool Caasimada JSL Ee Hargeysa
In Musharaxa Madaxweynaha Xisbiga UCID Aqoon_Yahan JamaaL Cali Xuseen Si Balaadhan Loogu Soo Dhaweyn Doono Dalka, Kana Soo Dagi Doono Cigaal International Airport
Isaga oo Hawlo Shaqo Dalka Debadiisa ugu Maqnaa isla Markaana Ku Soo Beegan Maalinta Isniinta Taariikhdu Markey Tahey 15/12/2014
Saacadu 8:30 Am ama Subaxnimo
Gudida Qaban qaabada Soo Dhaweynta Musharaxa
1. Yusuf Kayse C/laahi Gudoomiye
2. Mustafe Aaden Cali ku xigeen
3. Xalimo Cismaan Raage xoghayn
4. Sahra Xirsi Budul Xubin
5. Ismaacil Axmed Ismciil Xubin
6. C/qani Ibrahim Salaf (kabtanka) Xubin
7. Xuseen Xasan Badmaax Xubin
8. Cabdi Mataan Haare Xubin
9. C/risaaq Ismaaciil Faarax (Magaalo) Xubin
10. Fu,aad Cabdi Cali (Suufi) Xubin
11. MaxamudAxmed Jaamac Xubin


Musharax Ku Xigeenka Xisbiga UCID
C/rashiiD Xasan Mataan


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured