"Cabdi raxmaan Ciiro Waxaa Uu Ku Kacay Khiyaammo Qaran Oo Cadaan Ah,Waxaa Uu Sammeeyey Musuqmaasuqa Oo U Ku Sameeyey Xilkii Lagu Aaminay Saleebaan xaquuq.

0
Wednesday December 10, 2014 - 18:40:34 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 745
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    "Cabdi raxmaan Ciiro Waxaa Uu Ku Kacay Khiyaammo Qaran Oo Cadaan Ah,Waxaa Uu Sammeeyey Musuqmaasuqa Oo U Ku Sameeyey Xilkii Lagu Aaminay Saleebaan xaquuq.

    Hargeisa(xogreebnews.com_ Gudoomiyaha Difaacayaasha xaquuqda aadamaha saleebaan Bulaale ,ayaa maanta shir jaa'iid oo u ku qabtay magaaladda hargeisa,ku eedeyey Gudoomiyaha Gollaha wakiiladda somaliland

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeisa(xogreebnews.com_ Gudoomiyaha Difaacayaasha xaquuqda aadamaha saleebaan Bulaale ,ayaa maanta shir jaa'iid oo u ku qabtay magaaladda hargeisa,ku eedeyey Gudoomiyaha Gollaha wakiiladda somaliland

Hargeisa(xogreebnews.com_ Gudoomiyaha Difaacayaasha xaquuqda aadamaha saleebaan Bulaale ,ayaa maanta shir jaa'iid oo u ku qabtay magaaladda hargeisa,ku eedeyey Gudoomiyaha Gollaha wakiiladda somaliland,cabdiraxamaan cabdilaahi ciiro, ahna Gudoomiyaha xisbiga Mucaaridka ah ee Wadaani, kaaso uu ururka difaacayaashu ku sheegen inuu ku kacay Khiyaammo qaran,sidoo kaleenna ay ku edeeyen inuu wax ka bedel ku sammeeyey xeer ay sheegen inuu ku aaminay qaranka uu fadhiiyo aqalka wakiiladda somaliland.

saleebaan bulaale,waxaa uu cod aad uu dheer maanta ku sheegay inay wax aan lo dul qaadaninay tahay.gabood fallada aan lo meel dayin ee uu ku kacaayo Gudoomiye,cabdi raxmaan ciiro isaagg amuurahaas ka hadlaayana waxaa uu yidhii'" maanta waxaan idiin hayaa,khiyaamo qaran oo u ku kacaayo Gudoomiyaha wakiiladda somaliland ciro,waxaana nasiib darro ah go"aankii gollaha Guurtiddu ku danba-bestay khaladkii uu qaranka ka galay cabdi raxmaan ciiro. waxaannu haynaa cadeymo sheegaaya khaladaadkii iyo wax is daba marinta aan geedna loogusoo gaban ee uu ninka maanta xisbiga wadaani madaxda ka ahii ku kacaayo"

saleebaan oo hadalkiisu dhinaacyo badan taabanayeey waxaa gundhig u ahaa inay jiraan oo u masuulka yahay ciiro inay doorashaddu dib u dhacdo,

waxaana u yidhii isaaggo amuurahaas ka hadlaaya" ninka doorashadda dib u ridaaya waa cabdi raxmaan ciiro, waxaana markhaati kugu filaan 10 sanno ayuu Kursigga fadhiyeey. isaagga aan diyaarin xeerkii lagu dooran lahaa isaagga, waxaa kale oo u Mr xaquuq sheegay inay jiraan in gollaha wakiiladdu ka gaabiyeen adeeg-yaddi lo doortay"

waxaa kale oo xaquuq intaas ku daray,in lo baahan yahay,in bulshaddu indhaha ku arkaan gollihii wakiiladda oo ka gaabiyeey wixii lo doortay,iyaaggo aan bulshaddi dooratay waxba u qaban.

dhanka kale saleeban waxaa u baaq u diray madaxweynaha somaliland mudane axmed siilaanyo oo u sheegay in qaadku aaffo qaran ku hayo,dalka isaagga amuuraas ka hadlaayana waxaa uu yidhii" madaxweyne dalka itoobiya ee qaadku inooga yimaaddo askari lama qoro,qofka qayiila adiigana waxaan ka codsanayaa inaanad qorin ciidanka qof qayiillad waayo waa aaffo qaran,waxaa lo baahan yahay in askarta la qoro, ardayda jaamadacaha dalka dhigaataa.

xogreebnews.com-office Hargeisa/somaliland




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured