Maamulka Jaamacada Berder Oo Xaflad Ay Ku Soo Martiqadeen Masuuliyiinta Xisbiyada Mucaraadka Ah U Diidey Inay Ka Hadlaan Iyo Xisbiyada Oo Kaadhaadh Martiqaadka Dib Ugu Celiyay.

0
Tuesday December 09, 2014 - 19:08:51 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 678
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Maamulka Jaamacada Berder Oo Xaflad Ay Ku Soo Martiqadeen Masuuliyiinta Xisbiyada Mucaraadka Ah U Diidey Inay Ka Hadlaan Iyo Xisbiyada Oo Kaadhaadh Martiqaadka Dib Ugu Celiyay.

    Hargaysa:(xogreebnews.com_Maamulka jaamacada Beder ee magaalada hargeyaa ayaa xaflada qalinjebin ah ay lahyeen maanta ku soo marti qaaday masuuliyiinta xisbiyada mucaaradka ah ,taas oo ay ka qaybgaleen xafladaasi,balse hogaanka jaamacada ka hor

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargaysa:(xogreebnews.com_Maamulka jaamacada Beder ee magaalada hargeyaa ayaa xaflada qalinjebin ah ay lahyeen maanta ku soo marti qaaday masuuliyiinta xisbiyada mucaaradka ah ,taas oo ay ka qaybgaleen xafladaasi,balse hogaanka jaamacada ka hor
Hargaysa:(xogreebnews.com_Maamulka jaamacada Beder ee magaalada hargeyaa ayaa xaflada qalinjebin ah ay lahyeen maanta ku soo marti qaaday masuuliyiinta xisbiyada mucaaradka ah ,taas oo ay ka qaybgaleen xafladaasi,balse hogaanka jaamacada ka hor istaageen masuuliyiinta labada xisbi mucaarad inay ka hadlaan xaflada ,arinta ayaa wejigab weyn ku ah maamulka jaamacada Beder madaamay masuuliyiin ay soo martiqaadeen markii horay inay kala qayb-galaan xaflada qalinjebibta Ardayda hadana ay u diideen masuuliyiinta inay kelmedo dhiirigelin ah u jeediyaan Ardayda isla markaan ay la qaybsadaan farxada .Xaflada oo saaka ka dhacaysay Huteel Ambasadoor ayaa waxa ka soo qayb-galay madaxweyne ku-xigeen somaliland Cabdiraxmaan Saylici iyo masuuliyiin kale oo katirsan xukuumada siilaanyo ,balse waxa xusid mudan in maamulka jaamacada Bader uu masuuliyiinta labada xisbi mucaarad ka socotay ay soo martida qaadeen ka horjoog saday inay ka hadlaan xafladaasi,taas oo ay aad ugu biyo dideen masuuliinta labada xisbi mucaarada ,isla markaan ay dib ugu celiyeen maamulka jaamacada Kaadhadhkii lagu soo martiqaaday .Dhanka kelen madaxweyne ku-xigeenka iyo xertii uu horkacayay ayaa iyagu sas ka qaaday markii ay idhahoogu qabteen masuuliyiin ka socatay xisbiyada mucaaradka ah oo goobta xaflada ku sugan ,taas oo ay ka walaaceen isla markaan ay ka baqeen in ay taabtaan boog-tooda .Arinta ayaa noqonaysa tii ugu horaysa ee jaamacad gaar looleeyahay kula kacdo labada maasuuliyin xisbi mucaarad ah oo intay soo casuunto hadana u diido inay ka hadlaan goobta ,waxanay Maamulka jaamacada Beder ku noqonaysaa naanaysa xun .
si kastab ahaatee macada u jeedada ka dambaysa inay maamulka jaamacada Beder Ka Hor joogsadaan inay labada xisbi mucaarad ka hadlaan xaflada ,halka muxaafidkiina ay wadhooda ka dhiibteen madasha ,



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured