Baaq Taageero: “Anagoo Ka Mid Ah Aqoonyahanka, Dhalinyaradda iyo Haween-weynaha Beesha Waqooyiga iyo Galbeedka Hargeysa, Waxaanu Si Buuxda U Taageersanahay Xisbiga Mucaaradka Ah Ee WADDANI” .

0
Tuesday December 09, 2014 - 18:58:16 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 684
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Baaq Taageero: “Anagoo Ka Mid Ah Aqoonyahanka, Dhalinyaradda iyo Haween-weynaha Beesha Waqooyiga iyo Galbeedka Hargeysa, Waxaanu Si Buuxda U Taageersanahay Xisbiga Mucaaradka Ah Ee WADDANI” .

    Hargeysa [xogreebnews.com_Qaar ka mid ah Aqoonyahanka, Dhalinyaradda iyo Haween-weynaha Beesha Waqooyiga iyo Galbeedka Hargeysa, ayaa sheegay inay si buuxda u taageersan yihiin Xisbiga Mucaaradka ah ee WADDANI,

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeysa [xogreebnews.com_Qaar ka mid ah Aqoonyahanka, Dhalinyaradda iyo Haween-weynaha Beesha Waqooyiga iyo Galbeedka Hargeysa, ayaa sheegay inay si buuxda u taageersan yihiin Xisbiga Mucaaradka ah ee WADDANI, Hargeysa [xogreebnews.com_Qaar ka mid ah Aqoonyahanka, Dhalinyaradda iyoHaween-weynaha Beesha Waqooyiga iyo Galbeedka Hargeysa, ayaa sheegayinay si buuxda u taageersan yihiin Xisbiga Mucaaradka ah ee WADDANI,isla markaana ay codkooda u hibayn doonaan Doorashooyinka soo socdaMadaxweynaha Mustaqbalka Md Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi [Cirro].Sidoo kale-na waxa ay carabaabeen inay kalsoonidii ay kala noqdeenXisbi-xaakimka KULMIYE oo ay tilmaameen inay si xoog leh u taageerijireen.Wax-garadkan kala duwan ee soo saaray baaqan, waxa ay si kulul ucambaareeyeen sidii ay Xukuumaddu ka yeeshay Muj Muuse Biixi Cabdi.Sidan waxa ay ku sheegeen Wax-garadkan kala duwan baaq ay magaaladdaHargeysa ka soo saareen, kaasoo nuqul ka mid ahina soo gaadhayXafiiska Shabakedda Wararka Qumannews.com ku leedahay caasimaddaSomaliland ee Hargeysa. Baaqan taageeradda Xisbiga WADDANI ugufidiyeen Aqoonyahanka, Dhalinyaradda iyo Haween-weynaha BeeshaWaqooyiga iyo Galbeedka Hargeysa, waxaa uu isagoo dhamaystirani udhignaa sidan:- “Anaga oo ka mid ah aqoonyahanka/dhalinyaradda iyohaween weynaha beesha waqooyiga iyo galbeedka Hargeysa, waxaanu sibuuxda u taageersanahay xisbiga Mucaaradka ah ee WADDANI, waxa kale ooaanu cadeyneynaa in aanu tallo iyo tilmaanba la garab taaganahayxisbiga WADDANI, wakhtiga doorashaddana waxaanu balan qaadeynaa inaanu codkayaga ugu hiilino oo aanu is barbar taagno MadaxweynahaMustaqbalka Md Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi [Cirro].Sidoo kale waxaanu cadeyneynaa in aanu aad uga xunahay sida looladhaqmay Mujaahid Muuse Biixi Cabdi waxaana loo quudhi waayey in uuhankiisa musharaxnimo soo bandhigo imikana wax loo hayaaba ma jirto.Sidaas awgeed waxaanu go’aansaney in aanu taageeradayedii u wareejinoxisbiga mucaaradka ah ee WADDANI.Wakhtigii Doorashadda Golaha Deegaanka Musharaxiintii Beeshayada oodhan waxaanu ka sharaxney xisbiga kulmiye, waxaana aanu moodayneyxisbigayagii in uu yahay, maantase nalaguma haleeyo [hog layguqaniiney, ku sii hiradkiisa , ka haari agtiisa, ayaa ka hagaagsan]Hore waxaanu u taageernay oo aanu soo saarney Madaxweyne Siilaanyo,maantana waxaanu taageeraynaa oo aanu soo saareynaa MadaxweynahaMustaqbalka Md Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi [Cirro].Magacyadda Baaqan soo saaray, waxay kala yihiin1 : Maxamed Yusuf Farax2: Maxamed Axmed C.laahi3: Axmed Maxmed Cabdi4: Aadan Cali Maxmuud5: Khadar Cali Ciise6; Daa’uud Axmed Fanax7: Cali Daahir Cilmi8: Cali Axmed Jaamac9: Khadra Ibraahim Cilmi10: Siraad Maxamed Abiib11: Faadumo Aadan Cawad12: Malyuun Cadare Nuur13: Rooda Axmed Dugsiiye14: Nuura Maxamed Dhoore15: Nimco Maxamed Baadil16: Faadumo Maxamed FilterALLA MAHAD LEH


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured