Musharaxa Jagada Madaxweyne Ku Xigeenka Xisbiga UCID Oo Sheegay Inaanu Jirin Shakhsi Amniga Wax U Dhimikara, Xukuumada Fariin U Diray. »

0
Monday December 08, 2014 - 19:05:15 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 764
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Musharaxa Jagada Madaxweyne Ku Xigeenka Xisbiga UCID Oo Sheegay Inaanu Jirin Shakhsi Amniga Wax U Dhimikara, Xukuumada Fariin U Diray. »

    Hargaysa(xogreebnews.com_musharaxa oo maanta la hadlaayay warbaahinta ayaa sheegay in aan loo bahnanay in la siyaasadeeyo arimaha sulaadiinta isaga oo sheegay in suldaankii dhawaan ku dhawaaqay hadalkii ahaa in gobalka awdal uu ka go,ay Somaliland, a

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargaysa(xogreebnews.com_musharaxa oo maanta la hadlaayay warbaahinta ayaa sheegay in aan loo bahnanay in la siyaasadeeyo arimaha sulaadiinta isaga oo sheegay in suldaankii dhawaan ku dhawaaqay hadalkii ahaa in gobalka awdal uu ka go,ay Somaliland, ay galeen
Hargaysa(xogreebnews.com_musharaxa oo maanta la hadlaayay warbaahinta ayaa sheegay in aan loo bahnanay in la siyaasadeeyo arimaha sulaadiinta isaga oo sheegay in suldaankii dhawaan ku dhawaaqay hadalkii ahaa in gobalka awdal uu ka go,ay Somaliland, ay galeen arinkiisa salaadiinta dalka khaasatan cuqaasha gobalka awdal oo uu sheegay inay iyagu gacanta ku hayaan arintaasi dr.c/rashiid xasan mataan musharaxa madaxweyne ku xigeen ayaa sheegay in gobalka awdal uu yahay halka ay taalo nabada Somaliland, sidaa daraadeedna aan looga baqayn inay wax yeeleeyaan nabada galyada dalka Somaliland, isaga shacabka ugu baaqay in aanay hadalkaasi daba galin sidoo kale dr. c/rashiid xasan mataan ayaa xukuumada ugu baaqay in aanay ciidamo u dirin meel aan looga bahnanay.
Musharaxa madaxweyne ku xigeen oo arimahasi ka hadlayaana waxa uu yidhi.
,Arintaasi waa arin salaadiinta u taala, suldaanku waa oday dhaqmadee maaha Janan mulatari,ee waa oday dhaqameed oo dadbuu u yahay suldaan, siyaasadna ma galo markaa arintaa waxa galay salaadiinta dalka iyo kuwa gobalkba,
yaan la siyaasadeen, xukuumadana waxaan leeyahay ha ka dayso ciidamada meel aan ciidan ubaahnayn, markaa waxaan shacabka ugu baaqayaa in aanay arintaa isku mashquulin.
sikastaba ahaatee musharaxa madaxweyne ku xigeen ee xisbiga ucid Dr.C/rashiid Xasan mataan ayaa si masuuliyad ku jirto uga jawaabay arinta ka taagan gobalka awdal ee ku saabsan hadalkii ka soo yeedhay mid ka mida oday dhaqameedka gobalka Awdal, kaas oo dhawaan ku dhawaaqay inay dadka reer Awdal ka Goosteen Dalka Somaliland, iyada oo siyaasiyiinta dalkuna ay siyaabo kala gadisan uga hadleen arintaasi balse Dr.c/rashiid xasn mataan ayaa isagu hadal guurtinimo ah uga hadlay isaga oo ku baaqay in arintan aan la bunbuunin, loona daayo in arintaasi ay dhameeyaan Golaha Cuqaashu



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured