Xsbiga Caddaaladda Iyo Daryeelka Ucid Oo Xaflad Soo Dhaween Ah U Sameeyay Taageerayaal Miisaan Leh Oo Ka Soo Jeeda Gobollada Salal Iyo Gabilay + Sawiro–

0
Sunday December 07, 2014 - 19:00:59 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 756
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xsbiga Caddaaladda Iyo Daryeelka Ucid Oo Xaflad Soo Dhaween Ah U Sameeyay Taageerayaal Miisaan Leh Oo Ka Soo Jeeda Gobollada Salal Iyo Gabilay + Sawiro–

    Hargaysa (xogreebnews.com_Taageerayaashan iyo musharaxiintan oo ka soo jeeda Gobolka Salal ayaa xisbiga ucid ku qaabilay munaasibad balaadhan oo si heer sare ah loo soo

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargaysa (xogreebnews.com_Taageerayaashan iyo musharaxiintan oo ka soo jeeda Gobolka Salal ayaa xisbiga ucid ku qaabilay munaasibad balaadhan oo si heer sare ah loo soo
Hargaysa (xogreebnews.com_Taageerayaashan iyo musharaxiintan oo ka soo jeeda Gobolka Salal ayaa xisbiga ucid ku qaabilay munaasibad balaadhan oo si heer sare ah loo soo agaasimay taas oo lagu qabtay magaalada Hargeysa ayaa waxa ka soo qayb galay gudoomiyaha xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe , Musharaxa Madaxweyne Ku Xigeenka Ee Xisbigaasc/Rashiid Xasan Mataan , Xoghayayaasha Xisbiga Ucid . xildhibaano ka tirsan aqalka wakiilada, , taageerayaal iyo dadweyne aad u tiro badan .Munaasibaddan waxaa ugu horeen ka hadlay Ayaanle Daahir oo ku hadlayay afka taageerayaasha waxaanu sheegay in ugaaska beesha ciise ugu duceeyay beesha xisbiga ucid maanta wixii ka danbeeyana ay xisbiga ucid ka tirsanaan doonaan .Waxaa halkaasi ka hadlay Murashax Dr Maxamed Nuur Hufane oo ah murashaxa ka soo jeeda gobolka salal isla markaana u sharaxan doorashoyinka golaha wakiilada murashaxu waxaa uu sheegay in ay xisbiga ucid taageersanyihiin isla markaana aaminsanyihiin xisbiga ucid .Waxa uu intaasi ku daray oo uu sheegay in gobolka salal ay wada tashi ku yimaadeen xisbiga Ucid .Sidoo kale waxaa halkaasi ka hadlay Gudoomiyaha Garabka Haweenka Ee Xisbiga Ucid Iyo Masuuliyiin Kale oo dhamaantood gacmo furan ku soo dhaweeyay masuuliyiintaas iyo taageerayaasha ka soo jeeda Gobolka Salal .Dhinaca kale waxa munaasibadan ka hadlay xildhibaan Maxamed Faarax Qabile oo ka tirsan xildhibaanada golaha wakiilada somaliland, musharaxiinta xisbiga ku soo biiray oo ka soo kala jeeda gobolada Gabiley iyo Salal, xubno ka tirsan garabkaDownload DSC00432.JPG (88.0 KB)Download DSC00440.JPG (117.0 KB)Download DSC00445.JPG (110.2 KB)Download PICT0723.JPG (136.8 KB)Download PICT0745.JPG (117.5 KB)Download PICT0772.JPG (126.1 KB)Download PICT0759.JPG (121.7 KB)Download PICT0753.JPG (121.5 KB)haweenka ee xisbiga Ucid iyo marti sharaf kale kuwaas oo dhamaantood sheegay inay barbar taagan yihiin xisbiga mucaaridka ah Ucid kana shaqaynayaan sidii uu xisbiga Ucid ugu guulaysan lahaa doorashooyinka soo socda.Murashaxa Madaxweyen Ku Xigeenka Xisbiga Ucid Aqonyahan C/rashiid Xasan Mataan waxanu si farxad ku dheehantahay u soo dhaweeyay taageerayaasha mugga leh eek u soo biirray xisbiga waxaanu ku si adag uga hadlay xaaldu dalka ku suganyahay isagoo halkaasi ka ballan qaaday in xisbiga ucid uu yahay xisbiga dalkan is beddel kheyr qaba ka dhalinayaa .
Gudoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee Ucid Eng: Faysal Cali Waraabe oo ka hadlay munaasibadan ayaa si diiran u soo dhaweeyey taageerayaashan, waxaanu sheegay inuu rajaynayo inuu xisbiga Ucid ay u soo baxaan xildhibaano dadka wax u qabta, waxaana hadaladiisi ka mid ahaa “Waxaan jecelahay inay umada somaliland ee aan ka muuqan awooda qaranka inay ka muuqdaan, dadka reer Saylac ee qaadacay doorashadii hore ee golaha wakiilada waxaan rajaynayaa inay wakhtigan si fiican uga qayb qaadan doonaan oo ay dhulkooda ku soo noqon doonaan, waaanan soo dhawaynayaa musharaxa reer Saylac ee iska soo sharaxay xisbiga Ucid, waxa kale oo aan soo dhawaynayaa musharaxa reer gabiley ee isaguna iska soo sharaxay xisbiga, waxaanan leeyahay doorkan waa markii xisbiga Ucid waxaanan leeyahay dadka reer somaliland toosa.” Ayuu yidhi gudoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee Ucid.
soo baxaan xildhibaano dadka wax u qabta, waxaana hadaladiisi ka mid ahaa “Waxaan jecelahay inay umada somaliland ee aan ka muuqan awooda qaranka inay ka muuqdaan, dadka reer Saylac ee qaadacay doorashadii hore ee golaha wakiilada waxaan rajaynayaa inay wakhtigan si fiican uga qayb qaadan doonaan oo ay dhulkooda ku soo noqon doonaan, waaanan soo dhawaynayaa musharaxa reer Saylac ee iska soo sharaxay xisbiga Ucid, waxa kale oo aan soo dhawaynayaa musharaxa reer gabiley ee isaguna iska soo sharaxay xisbiga, waxaanan leeyahay doorkan waa markii xisbiga Ucid waxaanan leeyahay dadka reer somaliland toosa.” Ayuu yidhi gudoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee Ucid.Si kastaba ha ahaate xafladdan ayaa ahayd mid ay soo buux dhaafiyeen taageerayasha xisbiga ucid ee gobolka salal iyagoo ku dhawaaqayay weedho muujinayaa taageerada xoogan ee ay u hayaan xisbiga ucid .
xogreebnews.com_office Hargesai/somalilandDownload DSC00429.JPG (119.4 KB)Download DSC00430.JPG (124.2 KB)Download PICT0774.JPG (123.4 KB)Download PICT0785.JPG (126.3 KB)Download PICT0796.JPG (128.0 KB)Download PICT0801.JPG (123.9 KB)Download PICT0821.JPG (143.5 KB)Download PICT0827.JPG (121.3 KB)Download PICT0863.JPG (132.3 KB)Download PICT0823.JPG (125.2 KB)



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured