R/W Abdiweli oo aqbalay inay xukuumadiisa dhacday. Yuuse u mahadceliyey ?

0
Saturday December 06, 2014 - 18:38:51 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 874
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    R/W Abdiweli oo aqbalay inay xukuumadiisa dhacday. Yuuse u mahadceliyey ?

    Muqdisho(xogreebnews.com_Qoraalkasoo baxay xafiiska R/W Abdiweli Shiikh Ahmed oo la soo gaarsiiyey warbaahinta xogreebnews.com_ayaa waxaa lagu cadeeyey inuu R/W Abdiweli Shiikh Ahmed uu aqbalayo go’aanka baarlamaanka ay maanta kalsoonidii kala

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Muqdisho(xogreebnews.com_Qoraalkasoo baxay xafiiska R/W Abdiweli Shiikh Ahmed oo la soo gaarsiiyey warbaahinta xogreebnews.com_ayaa waxaa lagu cadeeyey inuu R/W Abdiweli Shiikh Ahmed uu aqbalayo go’aanka baarlamaanka ay maanta kalsoonidii kala noqdeen
Muqdisho(xogreebnews.com_Qoraalkasoo baxay xafiiska R/W Abdiweli Shiikh Ahmed oo la soo gaarsiiyey warbaahinta xogreebnews.com_ayaa waxaa lagu cadeeyey inuu R/W Abdiweli Shiikh Ahmed uu aqbalayo go’aanka baarlamaanka ay maanta kalsoonidii kala noqdeen xukuumadiisa.Haddaba qoraalkaasi oo ah mid kooban, balse uu sheegay inuu Barri si faahfaahsan u hadli doono qeybta hoose ka akhriso:…..R.W Cabdiweli oo aqbalay go’aanka Golaha Baarlamaanka, shacabkana kana u mahad celiyeey mudaadi ay kumadiisu jirtay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda F. Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed, ayaa aqbalay go’aankii golaha Baarlamanka F. Soomaaliya ay maanta kalsoonida ugala laabteen Xukuumadda uu Hoggaamiyo.
“Ra’iisul Wasaare Cabdiweli wuxuu aqbalay go’aankii golaha Baarlamanka F. Somalia uu kalsoonida ugala noqday Xukuumadda, wuxuuna R.W faah faahin dheeraad ah bixin doonaa maalinta berri ah” ayuu yiri Afhayeenka Xukuumadda Ridwan Xaaji Cabdiweli.Ugu dambeyntiina Ra’iisul Wasaare Cabdiweli ayaa uga mahadceliyay shacabka Soomaaliyeed, gudaha iyo dibadda taageeradii buuxday iyo kalsoonidii ay siiyeen xukuumadiisa mudadii ay shaqeyneysay.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured