Xukuumadda Hinaasaha Nabad-gelyadda Ku Khal-Khaalisay Ma Cid Hadh U Jiidimayse Qimihii Aduunyada Kaga Qanac Nin Noolow?

0
Saturday December 06, 2014 - 18:23:31 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 858
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xukuumadda Hinaasaha Nabad-gelyadda Ku Khal-Khaalisay Ma Cid Hadh U Jiidimayse Qimihii Aduunyada Kaga Qanac Nin Noolow?

    Hargeisa(xogreebnews.com_Dhacdoyin is fa-siraaya ee xukuumadda hadda talada hasyaa ee kulmiye ,ayaa ku kacaaya hadb dhaqaanno aad uu guraacan kuwaaso ay kula kacayso asxaabta mucaaridka ah.iyaago sheegi jirey reer kulmiye wakhtigii

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeisa(xogreebnews.com_Dhacdoyin is fa-siraaya ee xukuumadda hadda talada hasyaa ee kulmiye ,ayaa ku kacaaya hadb dhaqaanno aad uu guraacan kuwaaso ay kula kacayso asxaabta mucaaridka ah.iyaago sheegi jirey reer kulmiye wakhtigii

Hargeisa(xogreebnews.com_Dhacdoyin is fa-siraaya ee xukuumadda hadda talada hasyaa ee kulmiye ,ayaa ku kacaaya hadb dhaqaanno aad uu guraacan kuwaaso ay kula kacayso asxaabta mucaaridka ah.iyaago sheegi jirey reer kulmiye wakhtigii ay mucaaridka ahaayeen inay lagu hayn jirey cadaadis , hadana in kasta oo ay Somaliland tahay wadan dimu-quraadi ah,,ayaa hadana waxaa jiraa bedow-timmo aan xad lahayn,oo ay ku kaca-yaan hoggaamiyaasha mar-baa tallaada hayaa.kuwaaso marka ay kasii jeestaan dadkii sidaa weyn ugu han weynaa ama u doortay tallaada wadanka . Habada dhowaan ayeey ahayd markii ay maw-jaddo dad ahii oodda soo jabiyeen kuwaaso kasoo baxay xisbul xaakimka kulmiye,waxaana y intoodi ku kala biireen asxaabta qaran oo ah sadddex xisbi qaran,waxaanay sheegen inay isu qaybinyaan labada xisbi mucaarid.dadkaasi waa kuwii ay shalay ku faanayeen,inay inay ku yimmaaddeen cid bulsho oo dal ka marka lo kala qaybiyo laba ay qaybi u codeysay.

Madxweyne siilaanyo miyaanu ogeyn in aan la is tusin cabudhin iyo shacab. Waxaan dhowaan ka qayb galay laba xafladood kuwaaso ay lahaayeen labada xisbi mucaarid waa waddani iyo xisbiga Ucid, waxanay ka dhaceen mid ka mid ah Huteellada waa weyn ee dalka,kaaso intaa badan ay ber yahan xukuumaddu, il gaar ah ku eegeysay. Huteelkani waxaa mulkiyaddiisa iska leh,cismaan cabdilaahi Cigaal, waa siyaasi ka mid ahaa wakhti u Kulmiye ahaa urur,sidoo kaleena waxaa uu ka mid ahaa xisbigii Udub ,waxaana la sheegay inay waayadan reer Kulmiye,ay ku hayaan dagaal aad uu qaawan.cismaan cabdilaahi cigaal, waxaana labada xafladood-baa madasha laga sheegay inay xukuumaddu samaysay ciidan shuto ah,kuwaaso dagaal ku qaada,munaasibadaha mucaaridku dhigtaan.

Hadab tii hore waxay ahayd ucid madashana waxaa ka hadlay,xog hayaha warfaafinta xisbaasi Yusuf keyse waxaana uu sheegay in dhalinyaro loo soo kireeyey gaadhi naoha-ah kuwaaso lagu yidhii soo khal-khaaliyaa xisbiga si ay niyad xummi ugu dhalaato taageerayaasha miisanka leh ee ku biiray,xisbigaasi,waxaana la waeriyeey inay jiraan,,dad ka mid ah xukuumadda oo aan wax kale ka shaqayn. Balse ka shaqeeya hawlaha shir qooladda iyo sidii mucaaridka lo cabudhin lahaa asxaabta mucaaridka ah .

Waxaanay tii labaad ahayd maalintii khamiista oo xisbigga wadani xaflad u qabtay,taageerayaal lixaad leh.kuwaaso ay hoggaaminayso marwo faadumo siciid ,ayaa markii laga soo dareerayeey xafladan, aanu maqalnay dhawaqa,rasaasta oo hadh beelay,waxaanu jalleecnay xagga laga baxo ee al-baabka hore Huteel Crown, waxaanu araagnay shied hadh —beelay kaaso markii naloo sheegay inay yihiin,dad dhalinyaro ah kuwaaso ah kuwo ay soo kireystay xukuumada talaada haysata ,sii ay khal-khal u galiyaan cuduudda iyo taageeradda lo hayo asxaabta mucaaridka ah.

Xukuumadan waxaan aad ugula yaabay,huteel crown waxaa kazoo hor jeedda goob saldhig ah taaso ah rug bileys,waxaana halkaas joogay ciidan aad uu xoog badan, manay samayn wax gur mad ah,meesha waxaa joogga masuuliyiin u badan madaxda asxaabta qaran, waxaanaanu ogaanay mar danbe inay xukuumaddu samaysay falkan,waayo waxaa jiray qaar ka mid ah dhalinyaradaas oo markii la qabtay sheegay in la soo kireystay, sidaa oo kaleenna waxaa jiray dhawaqa rasaas la sheegay in lagu baraq jabinaayeey taageerayaasha xisbiga kusoo biiray, waxaana warar goobtaas la sheegay ay ahayd inay rasaasta soo rideen askar usoo hoosaasinaysa shacabka gadoodka kala hor tagay,xukumadu dhalinyarada ay so kireysatay.la soco

Qalinkii cabdi casiis Bashiir Nuur

info@xogreebnews.com

Tel: 4144434

Hargeisa/Somaliland



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured