Gudoomiyihii ururka Jidaali oo xabsiga laga sii daayeey, ,wada-hadaallo u socda ururka iyo xukummadda.

0
Saturday December 06, 2014 - 16:59:54 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 813
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Gudoomiyihii ururka Jidaali oo xabsiga laga sii daayeey, ,wada-hadaallo u socda ururka iyo xukummadda.

    Hargeisa(xogreebnews.com_ilo wareedyo u dhun-daloola ayaa shabakadda warar u sheegay in xukumadu ku Guuleystay inay xabsi kasii dayso masuuliyiinta ururka jiidaali,kuwaaso muddo ku xidhnaa fikirka ay ku mideysan yihiin,dhalinyarada beesha suber awal

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeisa(xogreebnews.com_ilo wareedyo u dhun-daloola ayaa shabakadda warar u sheegay in xukumadu ku Guuleystay inay xabsi kasii dayso masuuliyiinta ururka jiidaali,kuwaaso muddo ku xidhnaa fikirka ay ku mideysan yihiin,dhalinyarada beesha suber awal.

Masuuliyiinta dhalinyaradda ah ee beesha suber awal ee jidaali ayaa la sheegay inay wadaa-hadallo u socdaan xukuumadda iyo ururka,

Dhalinyaradda la sii daayeey ayaa kala ah, Gudoomiyaha Ururka C/raxmaan Xasan Adan,Xoghaya ururka Faysal Cumar Madar ,Cabdi Bedel Cumar iyo Maxamed Cabdikariim.

Xogreebnews.com_office Hargeisa/Somaliland

Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

featured