Wariye Aqoon,Sumcad Iyo Karaamo Weyn Ku Leh Saxaafada Oo Jawaab Cajiiba ah Siiyey Mudalabka Yarka ee Muniir Ee Cashuurta Umada Lagu Maalgaliyo

0
Saturday December 06, 2014 - 16:48:11 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 802
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wariye Aqoon,Sumcad Iyo Karaamo Weyn Ku Leh Saxaafada Oo Jawaab Cajiiba ah Siiyey Mudalabka Yarka ee Muniir Ee Cashuurta Umada Lagu Maalgaliyo

    Hargeisa(xogreebnews_Ninka ka hawlgala jariirada uu lee yahay wasiirka madaxtooyada Somaliland Xirsi Cali Xaaaji Xasan ayaa weerar qaawan oo aan cadayn lahayn ku qaaday wariyaha lagu yaqaan aqoonta iyo qadarinta C/laahi Maxamed Cali oo uu ku eedeeyey

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeisa(xogreebnews_Ninka ka hawlgala jariirada uu lee yahay wasiirka madaxtooyada Somaliland Xirsi Cali Xaaaji Xasan ayaa weerar qaawan oo aan cadayn lahayn ku qaaday wariyaha lagu yaqaan aqoonta iyo qadarinta C/laahi Maxamed Cali oo uu ku eedeeyey in uu Hargeisa(xogreebnews_Ninka ka hawlgala jariirada uu lee yahay wasiirka madaxtooyada Somaliland Xirsi Cali Xaaaji Xasan ayaa weerar qaawan oo aan cadayn lahayn ku qaaday wariyaha lagu yaqaan aqoonta iyo qadarinta C/laahi Maxamed Cali oo uu ku eedeeyey in uu qoray Wareerka lagu qaaday wariye C/laahi Maxamed Cali ayaa kaga jawaabay qoraal cajiib ah oo uu ku sharaxay weerarka cida kusoo qaaday iyo sida aan loogu nisbayn karin eeda uu iskala dul dhacay Muniir Axmed Cigaal -“Sheeko Xume”Wariye Cabdilaahi Maxamed Cali ayaa jawaabtiisa oo uu facebooga so dhigay ku yidhi sidan:“Waar wali tanoo kale ma aragteen! Waligaa nin dibro ma kugula soo dhuldhacay?Caawa uun baan arkay nin naas dawladeed ku bararay oo Somaliland oo dhani ogtahay in uu igu soo ciiray oo uu eed aanan lahayn dusha ii saaray ! Ninku waa nin aniga xageyga aan u arko in uu yahay 4 iyo badh jir, haddana ka weyn, waxa uu la day’a yahay inta xukumadadeena Kulmiye ay jirtay, ka horna waxa uu ahaa socod barad ku soo kuffakcay shabakada Hadhwnaagnews.com oo qoraalo laga caawin jiray uu soo galin jiray iyo TV Qaranka oo qolyar magaalada Birmingham ee UK hal kamarad ah iyo hal cod-baahiye loo dhigay, ka hor intaan si aynaan hore u arag Hargeysa loogu waaridin, halkaas oo uu maanta igu soo dibiro dhacsaday, ka dib markii qoraal uu Hadhwanaagnews ka akhriyey uu mooday in aan anigu qoray hubsiimo la’aan, qoraalkaas oo xaalkiisa oo kale ka hadlayo,oo uu aniga iga dhex arkay!Ninkan dibirada ka qaaday naaska irmaan ee Qaranka Somaliland leeyahay oo aan u bixiyey ‘ Dalkeena-nimcaa Fadhida’ ayaa website sida uu ku ibsaday si uu Alle Xaalkeeda ogyahay isagoo aan waxba iga soo weydiin, hubsana eeda uu isaaray isku dayey in uu sumcadayda ku dilo. Hadda waa ninka isagoo xili shaqaduu hayey ay ahayd ‘Dhufadle’ igu dhaliilaya taan anigu hayey hortii 17 sano ka hor.Waxaan ku soo koobayaa in aanan lahayn eeda uu iska kay saaray , xaasha cid ma necbi, cidna colaad uma hayo, qof xil hayana kuu doono ha ahaadee ama ganacsatoo dalkjaoog ah ama dibadjoog ah waxa aan u hayaa xurmo la mid ah kaa aan hayn xil oo qadarin ayey dadku iga wada mudan yihiin.Wiixii aan saxaafad ahaan ka hadlayo ee xagayga ka yimaad waan ka badheedhaa sifo laygu yaqaana waan ku soo badhigaa ee yarku tiisa oo kale ma aha taydu.Nin waliba siduu yahay ayuu kumoodaa. Bal Somaliland eey ila eega ninkaas waa Muniir (magaciisii uu ka guuray waa Maxamed Axmed Cigaal oo aan leeyahay waar yarkoow joog waaad ku jabi jibada iyo dibirada aad dadka kula jidhayso.Xusuuso yarankan aan ka hadlayo waa ninkii Reer Burco u bixyeen Sheeko Xume!Isla sheekadii xumayd ee lagu ogaa ayuu aniga iyo dad badan ula yimid!Waxase aan uga fadhiyaa in uu cadeeyo, waxa uu iska qoray ee tuu igu eedaynayo isaga ay ka keentay!”


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured