Madaxweynaha Somaliya Oo Wareegto Uu Soo Saaray Ku Sheegay In Shaqaalaha Dowlada La Eryi Karin Lana Qori Karin »

0
Friday December 05, 2014 - 19:03:16 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 760
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweynaha Somaliya Oo Wareegto Uu Soo Saaray Ku Sheegay In Shaqaalaha Dowlada La Eryi Karin Lana Qori Karin »

    Muqdisho (xogreenews_ Wareegto kasoo baxday Xafiiska Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa lagu amray Madaxda Wasaaradaha xukuumada Soomaaliya in aysan shaqada ka eryi Karin , ayna qori Karin sidoo kale dalacsiin Karin Saraakiisha sar sa

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Muqdisho (xogreenews_ Wareegto kasoo baxday Xafiiska Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa lagu amray Madaxda Wasaaradaha xukuumada Soomaaliya in aysan shaqada ka eryi Karin , ayna qori Karin sidoo kale dalacsiin Karin Saraakiisha sar sare ee Wasaaradaha Xukuumada.

Wareegtadan oo soo baxday labii bishan ayaa timid sida aan Wararka ku helnay kadib markii xil ka qaadis lagu sameeyay mid kamid ah Agaasimayaasha Wasaaradaha Xukuumada Soomaaliya, waxaana arintan ay salka ku heysaa Khilaafka Siyaasadeed ee u dhaxeeya Madaxweynaha iyo R/Wasaaraha

Hoos Ka Akhriso Wareegtada kasoo baxday Xafiiska Madaxweynaha>

deg

Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

featured