Marwo Faadumo Siciid Oo Si Rasmi Ah U Soo Xidhi Doonta Tartan Ciyaareed Lagu Xusaayo Alle Ha U Naxariistee Idiiris Ibraamin Cabdi Wasiirkii Hore Ee Xanaanadda Xoolaha Somaliland .

0
Thursday December 04, 2014 - 19:56:06 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 785
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Marwo Faadumo Siciid Oo Si Rasmi Ah U Soo Xidhi Doonta Tartan Ciyaareed Lagu Xusaayo Alle Ha U Naxariistee Idiiris Ibraamin Cabdi Wasiirkii Hore Ee Xanaanadda Xoolaha Somaliland .

    Hargeisa(xogreebnews.com_marwo faadumo Siciid Ibraahin ayaa dhowaan si rasmi ah usoo xidhi doonta tartan ciyaareed aad uu xiiso badnaa kaasoo hadda,lo-soo baxay wareeggi kaba danbeysta

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeisa(xogreebnews.com_marwo faadumo Siciid Ibraahin ayaa dhowaan si rasmi ah usoo xidhi doonta tartan ciyaareed aad uu xiiso badnaa kaasoo hadda,lo-soo baxay wareeggi kaba danbeysta

Hargeisa(xogreebnews.com_marwo faadumo Siciid Ibraahin ayaa dhowaan si rasmi ah usoo xidhi doonta tartan ciyaareed aad uu xiiso badnaa kaasoo hadda,lo-soo baxay wareeggi kaba danbeysta ahaa.koob-kan ayaa lagu xusaayeey alle ha u naxaariistee marxuum Idiiris Ibraahin cabdi,wasiirkii Hore ee xanaanadda Xoolaha Somaliland xukuumaddi Daahir Rayaale. Waxaana galabta si rasmi ah loogu-soo wareegay Sime Finel,ka Koobka ,waxaana maalinta Jimcaha la Geli doonaa Nasaasho. Waxaana uu si rasmi ah uga socdaa xafadda sheikh Nuur ee magaaladda Hargeisa,kaaso si nabad Galyo ah u dhacay koobkuDownload 63426_607971709308198_7397056943282306299_n.jpg (81.6 KB)

Marwo Faadumo ayaa maalinta arbacadda soo xidhii doonta tartankan ciyaareedkan oo ay kasoo Qayb Galleen lix iyo Toban Kooxood,kuwaaso ka kala socday dhamaan xaafadaha magaaladda Hargeisa, waxaana Koobkan maal-gelintiisa iyo fikirkaba lahaa wiil dhalinyaro ah kaaso ka mid ah ciyaartoygaa Gobolka saaxil,wiilkan ciyaartoyga ah ayaa sheegay inuu ugu tallo galay inuu Koobkan ugu magac darro wasiirkii hore ee xanaanada xoolaha Somaliland kaaso ahaa sheikhsi aas sharaf iyo karaammo ku dhex lahaa Bulshadda Jamhuuriyadda Somaliland. Ciyaartoygan oo lagu magacaabo Guuleed xusto ayaa sheegay in aannu ka hadheeyn daadaallada iyo is dhex gal-ka Bulshadda,koobabkan iyo kuwa kalabana qaban doono.Download 5644 (1).jpg (169.0 KB)




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured