Amina Weris hinaasaha xafladaha iyo safarada waxay kaga dartay dey-dey nimada By Abdi Mustafe

0
Thursday December 04, 2014 - 19:04:23 in Maqaallo by Super Admin
  • Visits: 916
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Amina Weris hinaasaha xafladaha iyo safarada waxay kaga dartay dey-dey nimada By Abdi Mustafe

    Amina Weris hinaasaha xafladaha iyo safarada waxay kaga dartay dey-dey nimada By Abdi Mustafe

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Amina Weris hinaasaha xafladaha iyo safarada waxay kaga dartay dey-dey nimada By Abdi Mustafe
ciyaala ayay Amina Weris ku qarash garaysay lacag badan si ay khal-khal u geliyaan xaflad soo dhaweyn ah oo xisbiga Waddani u qabsanayay Hotel Crown. Halkaa waxa ka dhacay khasaare baabuur muraayadaha laga jejebiyey iyo hotelka laftiisa oo daaqado laga jejeibiyey iyo RRU da oo timi oo mulkiilaha hotelka uugu hanjabtay inay xidhi doonaan. Amina oo caan ku ah hinaasaha oo hadii xisbi mucaarad ihi safar u baxo iyana safaro dhowr ah ka daba dirta ayaa maalin dhaweyd waxay Dr. Adna sheegtay in aan dalka cadaaladi ka jirin goob uu Silaanyo fadhiyey. Amina Weris oo ka cadhootay ayaa sadex cisho ka bacdi kaxaysatay wasiir ku xigeenka caafimaadka oo ay iyana booqatay cusbitaalka caruurta iyadoo uuga jeeda cusbitaalka Dr. Adna kanaa ka fiican iyo hinaase aan xad lahayn. Waxay socotaba hinaasihii waxay ku darsatay dey-dey nimo intay ciyaal kireysato inay tidhaa xafladaha xisbiyada mucaaradka ah rebshado ka soo sameeya. Ucid iyo Waddani labada xisbiba ba arinkaa foosha xun wey kula kacday oo waa xaalad dey-dey nimo iyo dowlad sii dhacaysa caada deed. Sidaa waxa xaqiijiyay caiyaalkii lacagta soo qaatay oo xisbiyada mucaaradka ah u waramay iyaga oo le lacagtiina qaadanay waanaannu idinka tirsanay. Wey caday in aan dowladani cago ku taagnayn oo caleen teedii cadaatay oo rafadkii u danbeeyay ayey ku jiraan. Waxay arkaan in aanay taageera yaal heysan oo laga wada qaxay oo lagu biiray xisbiyada mucaaradka ah. Waxay miciin moodayaan RRU aan tartan iyo doorasho toona ka anfacayn.
Abdi_Mustafe123@yahoo.com



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured