Daawo xogreeb Tv "Faadumo Siciid Anigu Hadaan qabyaalad Doon ahay edadaybaan Raaci lahaa ee waxaan ahay isbedel Doon" Faadumo Siciid

0
Thursday December 04, 2014 - 18:50:33 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 835
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo xogreeb Tv "Faadumo Siciid Anigu Hadaan qabyaalad Doon ahay edadaybaan Raaci lahaa ee waxaan ahay isbedel Doon" Faadumo Siciid

    Hargeysa(Xogreebnews.com_Faadumo Siciid ayaa shaki gelisay inuu madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) uu talada waddanka hogaamiyo, isla

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeysa(Xogreebnews.com_Faadumo Siciid ayaa shaki gelisay inuu madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) uu talada waddanka hogaamiyo, isla
Hargeysa(Xogreebnews.com_Faadumo Siciid ayaa shaki gelisay inuu madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) uu talada waddanka hogaamiyo, isla markaana waxay soo jeedisay in loo baahan yahay in la arko cidda dalka ka talisa. Marwo Faadumo Siciid waxay sidaa ku sheegay munaasibad uu Xisbiga WADDANI ku soo dhaweynayay taageerayaal ku soo biiray maanta.
Marwo Faadumo Siciid ayaa waxay tidhi“Axmed-Siilaanyooy maadigaan hogaanka haynin, oo dadka kaa hooseeya ayaa haya, ma Dumar ayaa taliya,ma rag ayaa haya, ma dhalinyaraa haysa,Somaliland dadka hogaaminayaa aynu aragno anigu waan fahmi la’ahaye”.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured