DAAWO xogreeb Tv" Dhalinyaro Xukuumadu Soo Abaabushay Oo Khasaare Naf Iyo Maalba Leh U Geystay Xaflada WADANI Ku Lahaa Crown Hotel & Masuliyiin Ka Hadashay

0
Thursday December 04, 2014 - 18:33:18 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 769
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    DAAWO xogreeb Tv" Dhalinyaro Xukuumadu Soo Abaabushay Oo Khasaare Naf Iyo Maalba Leh U Geystay Xaflada WADANI Ku Lahaa Crown Hotel & Masuliyiin Ka Hadashay

    Hargeysa (xogreebnews.com_Dhalinyarado Boqolaal ah oo la Soo Abaabulay ayaa Weerar Culus ku Qaaday Xaflad Xisbiga Waddani Maanta ku lahaa Hotel Crown oo loo qabtay

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeysa (xogreebnews.com_Dhalinyarado Boqolaal ah oo la Soo Abaabulay ayaa Weerar Culus ku Qaaday Xaflad Xisbiga Waddani Maanta ku lahaa Hotel Crown oo loo qabtay
Hargeysa (xogreebnews.com_Dhalinyarado Boqolaal ah oo la Soo Abaabulay ayaa Weerar Culus ku Qaaday Xaflad Xisbiga Waddani Maanta ku lahaa Hotel Crown oo loo qabtay Masuuliyiin ku Biirayey Xisbigaasi oo ay ka mid yihiin Marwo Faadumo Siciid iyo Guddoomiye Ku-xigeenkii hore ee Komishanka Doorashooyinka Somaliland Cali Kubad.
Munaasibadaasi oo Gabogabo ku dhaweyd ayaa waxa Mar kale Weerar ku soo qaaday Dhalinyaro u muuqtay qaar la soo abaabulay kuwaasi Dhawacyo Culus u geestay Haween iyo Dhalinyaro ka mid ah taageeryasha Xisbiga Waddani, kuwaasi oo la Arkayey Dhiig ka qulqulayey Madaxooda oo ka dhashay Dhagaxii Sidda Roobka ugu soo dhacayey Hotelka, waxa kale oo la Jajabiyey in ka baddan 50 Gaadhi oo ay lahaayeen Masuuliyiinta iyo Taageerayasha Xisbiga Waddani waxa kale oo iyana la jajabiyey Baabuurtii Saxaafada Madaxbaanan ee ka Qaybgalay Munaasibaadasi oo yaallay Barxada Hore ee Hotelka iyo Gudahaba, Dhalinyaradan oo muddo Sacado ka baddan dhagaaxan Sidda Roobka kaga dhigay Dadkii Hotelka ku jiray ayaa ciidina u soo Gurman waxana inta baaddan in Hotelka Gudaha u soo gallan ka Horjoogay Ilaalada Hotelka oo Xabbado Goos Goos ah ku riidayey DadKaasi la soo Abaabulay.Taageeryashii Xisbiga Waddani ayaa Muddo Sacado ah markii lagu horjoogay Hotelka ayna Arkeen in Naftoodii iyo baabuurtoodiiba Khasaare la Gaadhsiiyey waayeen cid Ciidanka Booliska oo u soo Gurmata ayaa Waxa isku abaabuleen in ay iska Celiyaan Dhalinyaradii soo Weerartay iyaga oo Markii Danbe Xoog kaga saaray Hotelka isla markaan ka foogayey Goobtii Hotelka dhalinayradii ayaa iska cararay goobtii iyada oo aan ciidna aan laga qabban khasaare naf iyo maallehan gaadhsiiyey.
Si kasta ahaateen illaa hadda waxaan la garnay Waxay Boolisku uga muquurteen weerarkaasi lagu sooqaaday Xisbiga Waddani.
Dhanka kale Waxa iyana aan la Arag Ciidankii Booliska ee Dawlada oo u soo gurman waayey Goobta Rabashadu ka dhacayeen, waxaanay taasi Madawgalinaysa Sababta Cidaanka Boolisku ugu soo gurman wayeen,



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured