Xukuumada Siilaanyo Oo 300 Boqol Oo Dhalinyaro U Soo Kiraysatay Inay Rabshaan Xaflada Uu Xisbiga WADDANI Saaka Ku Lahaa Hotel Crown Iyo Khasaaraha Kal Duwan Ee Soo Gaadhay Dadka Iyo Gadiika ,Hotelka +Xadiga Lacagta Lagu Soo Kiraystay,–

0
Thursday December 04, 2014 - 18:25:56 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 652
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xukuumada Siilaanyo Oo 300 Boqol Oo Dhalinyaro U Soo Kiraysatay Inay Rabshaan Xaflada Uu Xisbiga WADDANI Saaka Ku Lahaa Hotel Crown Iyo Khasaaraha Kal Duwan Ee Soo Gaadhay Dadka Iyo Gadiika ,Hotelka +Xadiga Lacagta Lagu Soo Kiraystay,–

    Hargeisa(xogreebnews.com_Xuukuumada siilaanyo ayaa saaka u adeegsatay dhalinyaro tiraadoodu kor u dhaafayso 300 boqol inay rabshaan xaflada uu xisbiga mucaaradka ah ee

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeisa(xogreebnews.com_Xuukuumada siilaanyo ayaa saaka u adeegsatay dhalinyaro tiraadoodu kor u dhaafayso 300 boqol inay rabshaan xaflada uu xisbiga mucaaradka ah ee
Hargeisa(xogreebnews.com_Xuukuumada siilaanyo ayaa saaka u adeegsatay dhalinyaro tiraadoodu kor u dhaafayso 300 boqol inay rabshaan xaflada uu xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI ku soo Dhaweynayay tageerayaal tiro badan oo kusoo biiray saaka xisbigaasi ,taas oo saaka si habsi ah ugu socotay Hotel Crown ,ayaa xukumada siilaanyo oo ka maroor dilaacsan tageerayaasha kala duwan ee sida daadka ugu qulqulaya xisbiga WADDANI ,kadib markii ay ka adkeysan weyday ayaa waxay soo adeegsatay saaka kooxo dhalinayor ah oo ay ku soo hubaysay dhagaxaan Budhadh iyo mido kuwaas oo shiid hadhka kaga dhigay Hotelka Cronwka magaalada hargaysa oo saaka ay ka socotay xaflada uu xisbiga WADDANI,dhalinyarada ay soo abaabushay xukuumada siilaanyo ayaa khaasare kala duwan soo gaadhsiiyay gaadii masuuliyiinta xisbiga iyo baabuurkala oo barxada Hotelka taalay isla markaan waxay khasaare soo gaadhsiiyeen dadkii xaflada ka soo qaybgay ,Dhalinayaradan ayaa xukuumada Sii Galbanaysa Ee KULMIYE ku soo kiraysatay Lacag Gaadhaysay min 30,00 sodon kun oo shilin ,kuwaas oo loo soo kiraysaty inay rabshaan xaflada xisbiga WADDANI ,
kooxadan ayaa weerarka shiidka iyo budhadhka watay soo qaaday kadib markii uu guudoomiyaha xisbiga WADDAN Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilahi Cirro u khudabadiisa bilaabay ,
Khasaaraha kala duwan ee weerarka ayaa la sheegayaa inay muraayadihii dhulka ka dhigeen gaadii kor u dhaafaya 15 baabuur iyo muraayadii Hotelka oo ay dhammaan rigaaxeen,
waxa kale oo dhaawacyo kala duwan ay soo gaadhsiiyeen dadkii ka soo qaybgalay xaflada oo dhagaax iyo budhadha la dheceen,intaa kadiba ayaa xukuumada KULMIYE ee dhalinyarada rabshada samaysay soo abaabushay markii hore waxay goobta soo gaadhsiisay ciidanka RRU-da ,kuwaas oo u hanjabay mulkiilaha Hotelka Crown Cismaan Hindi isagoo ay ciidanku ugu xaga hugleeyeen inay xidhi doonaan ,Arinata ayaa Wejigabax weyn ku noqonaysay xukuumada KULMIYE isla markaana calaamad u ah guudadara siyaasadeed ee soo waajahday Xisbiga Calaantiisu Caadatay ee KULMIYE



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured