maxamed xaashi cilmi wasiirkii hore ee maaliyadda iyo Mujaahid Ibraahin Dhega weyne oo la sheegay inay Bishan si Rasmi ah ugu Biiri-doonaan xisbiga Ucid,qaban-qaabadda xafladda oo la isla dhex-maraayo.

0
Wednesday December 03, 2014 - 17:36:42 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 891
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    maxamed xaashi cilmi wasiirkii hore ee maaliyadda iyo Mujaahid Ibraahin Dhega weyne oo la sheegay inay Bishan si Rasmi ah ugu Biiri-doonaan xisbiga Ucid,qaban-qaabadda xafladda oo la isla dhex-maraayo.

    Hargeisa(xogreebnews.com_hoggaamiyaasha madasha wadaa-tashigga iyo toosin ayaa la sheegay,inay go"aan-sadeen inay dhowaan si rasmi ah ugu Biiraan xisbiga Ucid.sidaa xoggaha ay heleyso shabakadda warar ee http://xogreebnews.com/ tibaaxayaan .

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeisa(xogreebnews.com_hoggaamiyaasha madasha wadaa-tashigga iyo toosin ayaa la sheegay,inay go"aan-sadeen inay dhowaan si rasmi ah ugu Biiraan xisbiga Ucid.sidaa xoggaha ay heleyso shabakadda warar ee http://xogreebnews.com/ tibaaxayaan .
Hargeisa(xogreebnews.com_hoggaamiyaasha madasha wadaa-tashigga iyo toosin ayaa la sheegay,inay go"aan-sadeen inay dhowaan si rasmi ah ugu Biiraan xisbiga Ucid.sidaa xoggaha ay heleyso shabakadda warar ee http://xogreebnews.com/ tibaaxayaan .
xoggaha ayaa intaas ku daraaya inay jiraan heeshis uu saxeexay Gudoomiyaha xisbiga Ucid faysal cali waraabe,iyo wasiirkii hore ee maaliyadda,maxamed xaashi cilmi , ibraahin dheggo weyne,inay sii wadaa jiraa la iskula gaadhay inay sammeeyan iskaashi dhinacyo badan,kaaso salka ku hayaa sidii loogga tuuri lahaa talladda xisbiga Kulmiye.
masuuliyiinta kooxda madasha ayaa haday ku biiraan xisbiga UCID ay saameyntoodu kor u sii kici doontaa,maadaama oo aanay markii hore la aqoonsaneyn madasha oo uu ahaa urur keliyaa.
dhowaan ayeey ahayd markii xisbigga ucid ay ka baxday xog hayihii maaliyadda marwo faadumo siciid,sababo aanay cadeyn.
arrintan ayaa bedelkoodi noqon doonaa inay masuuliyiinta xisbiggu soo xerro geliyaan rag siyaasadda miisan culus ku leh.
waxaa kale oo la sheegay inay jiraan wadaa-hadallo inay u socdaan masuuliyiinta madasha oo uu kow ka yahay xasan ciise ,mujaahid xasan guure,iyo rag kale oo aad loogga dhex qadaariyo siyaasadda dalka
xogreebnews.com_office Hargeisa/somaliland
info@xogreebnews.com
cabdi casiis bashiir Nur.
TeL. 4144434




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured