“Talo bixin ku Socota Madaxweynaha Gabalkiisu Sii Dhacayo [Axmed-Siilaanyo] iyo Madaxweynaha Waagu U Soo Baryayo [Cabdiraxmaan-Cirro….”

0
Wednesday December 03, 2014 - 17:12:14 in Maqaallo by Super Admin
  • Visits: 982
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    “Talo bixin ku Socota Madaxweynaha Gabalkiisu Sii Dhacayo [Axmed-Siilaanyo] iyo Madaxweynaha Waagu U Soo Baryayo [Cabdiraxmaan-Cirro….”

    “Talo bixin ku Socota Madaxweynaha Gabalkiisu Sii Dhacayo [Axmed-Siilaanyo] iyo Madaxweynaha Waagu U Soo Baryayo [Cabdiraxmaan-Cirro….”

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

“Talo bixin ku Socota Madaxweynaha Gabalkiisu Sii Dhacayo [Axmed-Siilaanyo] iyo Madaxweynaha Waagu U Soo Baryayo [Cabdiraxmaan-Cirro….”
“Talo bixin ku Socota Madaxweynaha Gabalkiisu Sii Dhacayo [Axmed-Siilaanyo] iyo Madaxweynaha Waagu U Soo Baryayo [Cabdiraxmaan-Cirro….”
Mujaahid-Cali-XaraaroWaxaan leeyahay wax badan buste saartay boogtaadoo, markay bogsan weyday lagu baray. In kastoo aan ka mid ahay dadkii aan kuu codayn waxaa maantana iga fog oo qofka aad tahay aad kuu bartay kuwii codkooda aad kursiga ku fuushay.
Haddaba waxaan ku leeyahay dadka iyo dalkaba dhibaato aad u culus ayaad ku haysaa, shacbiguna meel adag ayuu marayaa’e inta aanay xaaladu faraha ka bxiin doorashada qabo, xilkana sidii laguugu wareejiyey u wareeji, haddii kale adiga ayaa ka mas’uul ah waxa ka yimaada. Intaas haddaan ka gudbo Cabdiraxmaan-Cirro waxaan kula talinayaa wax ku qaado Axmed-Siilaanyo oo ballan-qaadku dhab ha noqdo.
Allaa Mahad Leh
Muj. Cali Cismaan Cabdi [Cali-Xaraaro]
Hargeysa, Somaliland



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured