Ujeedo: Heedhe Ma Kala Garateen,Waxa Kale Ee Aanu Damcsanahay Se Ma _Ogtihiin

0
Wednesday December 03, 2014 - 17:07:50 in Maqaallo by Super Admin
  • Visits: 1127
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ujeedo: Heedhe Ma Kala Garateen,Waxa Kale Ee Aanu Damcsanahay Se Ma _Ogtihiin

    Ujeedo: Heedhe Ma Kala Garateen,Waxa Kale Ee Aanu Damcsanahay Se Ma _Ogtihiin

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ujeedo: Heedhe Ma Kala Garateen,Waxa Kale Ee Aanu Damcsanahay Se Ma _Ogtihiin
Iyadoo aynu ka duulayno u gutin qaadashadii halgan dimeedka dalkan la soo maray ee uu hogaanka ka ahaa siyad cabdulahi xaji cilmi nuur (RC ) iyo hal ku dhagisii ahaa nin waliba wuxu ku jiro alle kaga sareye illahay sareye rali haka ahadee, tibaaxdii wax sheegmo sayid muxamed Awcumar AW XUSEN ( HURYO)iyo tibaaxahan kale sida axmed gacayte,cabdi iidaan,cali xasan,aadan tarabi,gaariye,saym odowaa,hadraawi,deyr waa,cabdi qays,caynmad iyo qaarkaloo badan.Wax sheegmadii jamaac faarax sungule (koos safari)ee ahayd :dhagaxaasi aan cirka utuuray inta uu gacantayda ka maqan yahay ayaynu kala maqanahay’iyo tii c/raxman caydiid ee ahayd:c/laahi yuusufow dilka reerkan ha ku degdegin waxay og yihiin waanu ognahay,waxan ognahayna wey ogyihiin ee wax naga weydii.tibaaxdii dhex martay Sh.muxamed sh.cisman nuur iyo Sh.xerow ee ahayd ogow xerowow waarabuhu waa tole iyo waliba waa askari,u badhedhidii xeerka qoyskaee afweyne ina walaleye, go,aan qadshadii suldan muxamed suldan farax,isku laba rogidii suldan xasan bulbul, bad badintii 26 oday(beeldaajiyaal) ee suldan muxamed suldan Abdiqadir,bayankaygi ahaa: heedhe ma waxaad na modayseen mise waxan noqonay ee la xidhidhay inaanu dibad joogii qaaxo aanu wada ahayn SNM ee ay nin walba lahaa sidii kuwii faldhagareedka fulinaayay iyo kuwii kala gaynaayay mujahiidiintii isku nafta ahayd, fulinayayna halku dhigi xusni mubarik u dhibay afwayne ee ahaa(saraakiisha SNM qaxo halagu layo)Waxaa marnaba la hilmaami Karin weedhihii wax sheegmo ee sh.c/raxmaan Binu sayid ismaaciil ee aha:diintaan ku dhaartay,xaqa iyo dawlada Rasulka (SCW) Geelaan darka u dhigay laguma soo deyn anna diday kii sii kale oo dumeyay ceelkii ee maxa lo daran dari hadaan dowliskaba gooyo,tii Sh.cumar yusuf ee ahayd dadka waa la kala socaya dayrta maanta ah.
sidoo kale idinoo si dhaba u odorasaaya falaadadii xidhiidhsanaa ee ina soo maray sida luqun diinleyntii hagoog xumayashii waxa xilka leh faraha kula dhex jiray,isu soo hilow sintii umadda dalkan ee ku cadayd Axdigii 1aad 27/2/1991, ee buddhiga u ahayd aayo ka tashigii umadan ee Axdigii 2aad 18/5/1991,ku tumashadii milgihii umada reer Somaliland ay ku maamuseen hogankii SNM,kala gaynti umadan isku danta ah ee waliba maantana socota,kala irdhaysiinta da’yarta dalkan ee isku nafta ah iyo kursi doonida qawaan ee maanta socota.Hadaba waxaa haboon inaad kala garataan hororkii waxa xilka leh faraha kula jiray iyo halyeygii halgan diimeedka hormoodka ka ahaa,xoriyadan aad ku naaloonaysaana sababta uhaa,isla markaasna aad ka go,aan qadataan nin yidhaahdaa aniga I dorta,oo aad doorataan nimaan odhan aniga I doorta,kana tashataan dimuqraadiiyada falaad xumida huwan una noqotaan tii ilaahay iyo rasuulkiisu(scw) inoo jideeyeen eek u salaysnayd Caqiidadii suubaneyd ee wax isla jeclaanta kana fogeyd wax kala jeclaysiga.
Alla mahad leh Ibrahiim cige idle
xoghayaha guud ee jimciyatu axbaab



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured