Madaxweynaha Xasan Sheekh Oo U Ambabaxay Ka Qayb Galka Caleema Saarka Shariif Xasan

0
Wednesday December 03, 2014 - 16:41:33 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 748
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweynaha Xasan Sheekh Oo U Ambabaxay Ka Qayb Galka Caleema Saarka Shariif Xasan

    Muqdisho (xogreebnews.com— Madaxweynaha Dowladda federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hogaaminaya ayaa u duuley magaalada Baydhabo oo ay ka

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Muqdisho (xogreebnews.com— Madaxweynaha Dowladda federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hogaaminaya ayaa u duuley magaalada Baydhabo oo ay ka
Muqdisho (xogreebnews.com— Madaxweynaha Dowladda federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hogaaminaya ayaa u duuley magaalada Baydhabo oo ay ka socoto xaflada caleema saare Madaxweynah maamulka Koonfur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan oo bishii hore loo doortay.
Wafdiga Madaxweynaha oo ka mid yihiin wasiiro iyo xildhibaano waxaa Garoonka Aadan Cadde ku sagootiyey wasiiro, Xildhibaano iyo saraakiil ka tirsan Madaxtooyada Soomaaliya.
Madaxweynaha dowladda Soomaaliya ayaa horay u taageeray doorashadii Baydhabo ka dhacday isagoo soo dhaweeyey madaxweynaha xilka ku guuleystay oo uu sheegay in uu yahay ruux hanan kara xilkan.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured