Taliyihii Ciidamada Police-ka Kenya Oo Xilkii Iskaga Casilay Dhaleecayn Loo Soo Jeediyay

0
Tuesday December 02, 2014 - 19:25:21 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 782
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Taliyihii Ciidamada Police-ka Kenya Oo Xilkii Iskaga Casilay Dhaleecayn Loo Soo Jeediyay

    Nairobi(xogreebnews.com_Taliyahii Ciidamada Police-ka Dalka Kenya David Kimaiyo ayaa Sheegay in uu Shaqada iskaga tagay, kadib markii Dhaleecayn loo soo jeediyay Shaqada

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Nairobi(xogreebnews.com_Taliyahii Ciidamada Police-ka Dalka Kenya David Kimaiyo ayaa Sheegay in uu Shaqada iskaga tagay, kadib markii Dhaleecayn loo soo jeediyay Shaqada Nairobi(xogreebnews.com_Taliyahii Ciidamada Police-ka Dalka Kenya David Kimaiyo ayaa Sheegay in uu Shaqada iskaga tagay, kadib markii Dhaleecayn loo soo jeediyay Shaqada Ciidmada Amaanka Kenya,laguna eedeeyay in aanay waxba ka qaban dilalka dad badan oo muddo kooban gudaheed Dablay hubaysani ku dhishay dalkaasi.Todobaadyadii lasoo dhaafay Gobolka Soomaalidu dagto ee waqooyi bari dalkaasi waxaa ka dhacayay , weeraro ururka Al-shabaab ka Fuliyeen Gudaha Dalkaasi, weeraradaasi oo lagu dilay in ka badan 60 qof, oo ay ku jiraan 37 qof oo xalay oo kaliya lagu dilay magaalooyinka Wajeer iyo Madheera.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured