Mudaharaad Rabshado Wata Oo Gilgilay Boorama Iyo Ciidamada Booliska Oo Rasaas U Adeegsaday

0
Monday December 01, 2014 - 18:53:28 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 893
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Mudaharaad Rabshado Wata Oo Gilgilay Boorama Iyo Ciidamada Booliska Oo Rasaas U Adeegsaday

    Boorama (xogreebnews.com_Mudaharaad rabshado wata ayaa maanta gilgilay xarunta Gobolka Awdal Ee Boorama. ka dib markii Ciidanka Boolisku xidheen duqii hore ee Cabdiraxmaan Shide Bille.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Boorama (xogreebnews.com_Mudaharaad rabshado wata ayaa maanta gilgilay xarunta Gobolka Awdal Ee Boorama. ka dib markii Ciidanka Boolisku xidheen duqii hore ee Cabdiraxmaan Shide Bille. Boorama (xogreebnews.com_Mudaharaad rabshado wata ayaa maanta gilgilay xarunta Gobolka Awdal Ee Boorama. ka dib markii Ciidanka Boolisku xidheen duqii hore ee Cabdiraxmaan Shide Bille.
Dadka mudaharaadayay oo u badan Dhalinyaro ayaa jidadka halbawlaha ah ku gubay taayiro, iyadoo ka dibna Boolisku rasaas u adeegsaday.ilaa hadda ma jiro khasaare dhimasho ah balse ilaa dhawr iyo toban dhalinyaro mudaharaadaysay ah ayaa xidhan, iyadoo sidoo kalena la xidhay saddex Wariye oo ka kala tirsan telefishanada Universaltv iyo Bulshotv.

Lama oga sababta rasmiga ah ee ka danbeysa xariga loo geystey duqii hore ee Boorame. iyadoo aan xukumadduna wali wax war ah ka soo saarin. ku xigeenka Gudoomiyaha Gobolka Awdal ayaa BBC-da u sheegay in Maayarka hore ee Boorama loo xidhay arimo dhanka amaanka ah. Wax faahfaahin ah kama bixin balse waxa uu ku gaabsaday inuu falal amniga ka dhan ah uu faraha kula jiray.Sidoo kale Ciidamada Amniga ayaa xabsiga u taxaabey qaar badan oo kamid ahaa weriyaasha madaxa banaan e halkaas ka hawlgala kuwaas oo sawiro iyo muqaalo ka diyaarinaayey dadka banaanbaxa isugu yimid.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured