Labadii wasiir ee Qabiilka Siilanyo kaga jiray xukumadii Rayaale waa kuwii iscasilay doorashadii daqiiqado ka hor markaa…

0
Sunday November 30, 2014 - 08:09:34 in Maqaallo by Super Admin
  • Visits: 1029
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Labadii wasiir ee Qabiilka Siilanyo kaga jiray xukumadii Rayaale waa kuwii iscasilay doorashadii daqiiqado ka hor markaa…

    xasaAsc dhamaan akhristayaal. Hadaan salaanta ka sii gudbo tan iyo intii uu fashilmay inqilaabkii madaxtooyadu rabtay inay ku qabsato golaha wakiilada, kana

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

xasaAsc dhamaan akhristayaal. Hadaan salaanta ka sii gudbo tan iyo intii uu fashilmay inqilaabkii madaxtooyadu rabtay inay ku qabsato golaha wakiilada, kana
xasaAsc dhamaan akhristayaal. Hadaan salaanta ka sii gudbo tan iyo intii uu fashilmay inqilaabkii madaxtooyadu rabtay inay ku qabsato golaha wakiilada, kana dhigto mid iyada hoos yimaada ayaa waxa dawlada ka soo baxayay aflagaadooyin iyo eedaymo ku wajahan xisbiga wadani iyo gudoomiye cabdiraxmaan cirro.
Kalmadaha ay adeegsanayeen ee waliba warbaahintii qaranka ee la wada lahaa ay ka sheegayeen waxa ugu badnaa inuu xisbiga wadani xisbi qabiil yahay.
Hadaba hadaynu bal eegno labada xisbi ee kulmiye iyo wadani ka u eeg xisbi qabiil, xisbiga kulmiye miyaanu ahayn kii madaxwyeyne la doortay uu afhayeenkooda maxamed kaahin lahaa ul baan kaaga soo saarayaa,
Miyaanay hanjabaadaasi ahayn mid qabiilaysan ilayn shacabka reer somaliland waa kuwii doortay oo afkooda kuma hadli karee.
Xisbiga kulmiye miyaanu ahayn kii labadii wasiir dawladii riyaale kaga jiray qabiilka siilaanyo ay bil ka hor iska casilayn,
Xisbiga kulmiye intan uu xilka qaranka hayay miyaanu ahayn kan wasiiradii dalka oo dhan ka saraysiiyay inankan yar ee xirsi sababtoo ah madaxweynaha ayay isku reer yihiin. Iyo waliba wasiirada ma dhacayaasha ah ee aan iyaga la taaban halka dhamaan reeraha kale kuwooda jagada laga qaado.
Iyadooy ay jiraan waxyaabahan aan kor ku xusnay iyo qaar badan oo kale oo aanan halkan ku soo koobi karin. Miyaanay ahayn wax lala yaabo iyo indho adayg inay cid kale ku sheegaan ciladooda.
Hadaan xisbiga wadani usoo noqono waa xisbiga ugu dada yar xisbiyada,
Waa xisbiga kaliya ee dhamaan gobolada ka helay cod,
Waa xisbi somaliland oo dhami u dhantay, Shalayto oo u dambaysayna waxaan shaashadaha ka arkaynay ashkhaas magac iyo maamuusba ku leh ku soo biiray. Qaar kalena ay wadada ku soo jiraan.
Wa bilaahi
Khadar jama
aadan2013@gmail.com
London uk



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured