Waxa isoo gaadhaya cabashooyin isasoo taraya oo ah dulmi ka jira jidka Lowyacadde looga gudbo Djibouti musharaxa madaxweyne ku xigeen ee xisbiga Ucid aqoon yahan cabdi rashiid xasan matan

0
Thursday November 27, 2014 - 08:03:04 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 891
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Waxa isoo gaadhaya cabashooyin isasoo taraya oo ah dulmi ka jira jidka Lowyacadde looga gudbo Djibouti musharaxa madaxweyne ku xigeen ee xisbiga Ucid aqoon yahan cabdi rashiid xasan matan

    Hargeisa(xogreebnews.com_aqoon yahan cabdi rashiid xasan matan ayaa qoraal aad u kooban soo dhigay bar-kullaan ka bulshada ee facebook kaaso uu kaga hadlaayo cabaashooyinka reer lawyo caddo oo xukuumadda siilaanyo waxba ka qaban kari weyd dayqopraalk

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeisa(xogreebnews.com_aqoon yahan cabdi rashiid xasan matan ayaa qoraal aad u kooban soo dhigay bar-kullaan ka bulshada ee facebook kaaso uu kaga hadlaayo cabaashooyinka reer lawyo caddo oo xukuumadda siilaanyo waxba ka qaban kari weyd dayqopraalkaasin waxaa uu dhiognaa sidan Waxa isoo
Hargeisa(xogreebnews.com_aqoon yahan cabdi rashiid xasan matan ayaa qoraal aad u kooban soo dhigay bar-kullaan ka bulshada ee facebook kaaso uu kaga hadlaayo cabaashooyinka reer lawyo caddo oo xukuumadda siilaanyo waxba ka qaban kari weyd dayqopraalkaasin waxaa uu dhiognaa sidan Waxa isoo gaadhaya cabashooyin isasoo taraya oo ah dulmi ka jira jidka Lowyacadde looga gudbo Djibouti. Dhibtaas oo ah in madaxa dadka jidka maraya laga qaado cashuur dhan 31doolar ama ha sito passport ajnabiya ama yaanu sidan eh. Taasi waxay culays ku haysaa danyarta ka adeegata jidka iyadoo la ogyahay in inbadan oo deegaanka ah ay biilkooda ka helaan Djibouti isu socodka deegaankuna yahay daruuri. Cashuurtan madax tiriska ahi maaha mid ku dhacda dadka isaga goosha SL iyo PL. Cashuurtan waxa lagu waramayaa in uu qaado wiil uu Xirsi adeer u yahay oo aan Amar ka qaadan cid kale. Marinka Togwajaale Cashuurta dal kugalka ama bixintu waxay ku dhacdaa qofka sita passport kale oo qudha.
Dulmigaasi waxaa loo baahan yahay in si degdeg ah wax looga qabto. Wolow ay baryahan dambe caado noqotay in xukuumaddii iyadu ilaalin lahayd ay hormood ka tahay arrimo abuuraya Amin darro iyo kacdoon shacbi.
Xukuumadda waxa looga fadhiyaa in ay jawaab degdeg ah ka bixiso arrintaa waxna ka qabato.
Waxa iso gaadhaya cabashooyin isasoo taraya oo ah dulmi ka jira jidka Lowyacadde loga gudbo Djibouti. Dhibtaas oo ah in madaxa drake jidka marry laga qaado cashuur than 31doolar ama ha sito passport ajnabiya ama yak sidan eh. Tassi waxay culays ku haysaa danyarta ka adeegata jidka iyadoo la ogyahay in inbadan o deegaanka ah ay biilkooda ka helaan Djibouti isu socodka deegaankuna yahay daruuri. Cashuurtan madax tiriska ahi maha mid ku dhacda drake isaga goosha SL in your opinion PPL. Cashuurtan waxa law waramayaa in you qaado will you Xirsi adder you yahay o an Amar ka quads cid kale. Marinka Togwajaale Cashuurta dal kugalka ama bixintu waxay ku dhacdaa qofka sita passport kale o qudha.
Dulmigaasi waxaa lo behave yahay in si degdeg ah wax loga qabto. Wolow ay baryahan damn caddo noqotay in xukuumaddii iyadu ilaalin lahayd ay hormood ka tahay arrimo breyer Amin daro in your opinion kacdoon shacbi.
Xukuumadda waxa loga fadhiyaa in ay nawab degdeg ah ka bixiso around waxna ka qabato
xogreebnews.com-offce Hargeisa/somaliland



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured