Warsaxaafadeed Ay Soo Saareen Ururka Dhalinyarada Jiidali,"Ururka jiidali waxaa uu cod dheer ku canbaaraynayaa xadhiga sharici darada ah ee loo geystay afhayeenkii hore ee ururka Mudane Faysal Cumar Madar iyo Maxamed Cabdikariin Cumar oo xubin ka ah gudida musdanbeedka ururka iyo Mudane cabdi badal oo ah taageerayaasha ururka ee aadka u fir fircoon"

0
Thursday November 27, 2014 - 07:43:18 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 678
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Warsaxaafadeed Ay Soo Saareen Ururka Dhalinyarada Jiidali,"Ururka jiidali waxaa uu cod dheer ku canbaaraynayaa xadhiga sharici darada ah ee loo geystay afhayeenkii hore ee ururka Mudane Faysal Cumar Madar iyo Maxamed Cabdikariin Cumar oo xubin ka ah gudida musdanbeedka ururka iyo Mudane cabdi badal oo ah taageerayaasha ururka ee aadka u fir fircoon"

    Hargeisa(xogreebnews.com_URURKA JIIDALI Ref: 07/0023/14 Date: 27/11/2014 WARSAXAAFADEED Caawa oo ay tahay taariikhdu 27/11/2014, wuxuu ururka Dhalinyarada jiidali u bayaaminayaa Mujatamaca reer Somaliland, In jiidali loo abuuray inay barbar

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeisa(xogreebnews.com_URURKA JIIDALI Ref: 07/0023/14 Date: 27/11/2014 WARSAXAAFADEED Caawa oo ay tahay taariikhdu 27/11/2014, wuxuu ururka Dhalinyarada jiidali u bayaaminayaa Mujatamaca reer Somaliland, In jiidali loo abuuray inay barbar
Hargeisa(xogreebnews.com_URURKA JIIDALI Ref: 07/0023/14 Date: 27/11/2014 WARSAXAAFADEED
Caawa oo ay tahay taariikhdu 27/11/2014, wuxuu ururka Dhalinyarada jiidali u bayaaminayaa Mujatamaca reer Somaliland, In jiidali loo abuuray inay barbar istaagto jiritaanka qaranimada somaliland, xoojiso walaalnimada, jaarnimada, wada dhaqanka iyo wada noolaanshaha beelaha somaliland, Jiidali waxay u taagan tahay inay isku fur furto dhalinyarada oo ay hormood u noqoto dhalinyar wax wada qabsada oo talo midaysan leh, waxa ka go’an jiidali inay kala shaqayso hayadaha amniga, sugida iyo adkaynta nabadgalyada qaranka, jiidali waxay astaan u tahay dhalinyar firfircoon oo ka turjumaya dareenka shacabkooda, diyaarna u ah inay wakhti ,maskax iyo maalba u bixiyaan sidii qarankan jamhuuriyada somaliland u noqon lahaa qaran waara oo horumara.
Ururka jiidali waxaa uu cod dheer ku canbaaraynayaa xadhiga sharici darada ah ee loo geystay afhayeenkii hore ee ururka Mudane Faysal Cumar Madar iyo Maxamed Cabdikariin Cumar oo xubin ka ah gudida musdanbeedka ururka iyo Mudane cabdi badal oo ah taageerayaasha ururka ee aadka u fir fircoon.
waxaanu ku wergelinaynaa in dhamaan saxaafadu ka waantowdo in ay baahiyaan warar aan sal iyo raad toona ku lahayn ururka isla markaana aany cid ay jecelyihiin ama ka codsata ugu magac bixin titalada xubnaha ururka tusaale ahaan in aanay qof aanay garanayn waxa uu ururka ka yahay ku magacaabin sida aan dhawaanahan qaar ka mid ah saxaafada ku arkaynay.
Afhayeenka Ururka Jiidale
Mudane Maxamed Nuur Diiriye (Giriig)



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured