Ciidanka RRU-da Oo Hotel Crown Ka Qafaashay Hogaanka Ururka Dhalinayarada Ee JIIDALI

0
Thursday November 27, 2014 - 07:38:15 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 798
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ciidanka RRU-da Oo Hotel Crown Ka Qafaashay Hogaanka Ururka Dhalinayarada Ee JIIDALI

    Ciidanka RRU-da Oo Hotel Crown Ka Qafaashay Hogaanka Ururka Dhalinayarada Ee JIIDALI

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ciidanka RRU-da Oo Hotel Crown Ka Qafaashay Hogaanka Ururka Dhalinayarada Ee JIIDALI
Hargeysa (xogreebnews.com- Ciidanka RRU-da ayaa Caawa Xidhay af-hayeenkii Ururka Jiidali Faysal Cumar madar iyo Xoghayihii ururkaas Cabdikariin Maxamed Cumar iyo sidoo kale xubin sare oo ka tirsan ururka Jiidali kuwaas oo ku sugnaa Hotel Crown ee Magaalada hargeysa.
Xubnaha sarsare ee ururka Jiidali ayaa waxa laga qabtay iyagoo oo ku sugnaa Xaflad Balaadhan oo ururka Jiidali kaga hadlayeen Xadhiga Gudoomiyahooda oo isna muddo ku xidhnaa Magaalada Hargeysa, Xafladan oo hataan ka socota Hotel Crown ee magaalada hargeysa.
Xafladan ayaa ciidanka Boolisku isku dayeen in ay Joojiyan Balse waxa ka Diiday Dhalinyaradii Ururka Jiidali ee soo Qabanqaabsaday iyaga oo Booliska u sheegay in ay xor u yihiin in ay Kulmaan iskuna iman karan isla markaan ay kaga arrinsan karan Danahooda Gaarka ah.
Balse Ciidanka Booliska ayaa Qabtay Xog-hayaha iyo afhayeenka isla markaan xidhay, wararka naga soo gadhaya Xafladaasi waxay sheegayan in wali xafladu si Nabadgelyo ah u socoto walaalo Ciidamo Boolis ahi ku wareegsan yihiin Goobta Xafladu ka socoto.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured