war Deg-Deg ah: xukuumadda oo ciidamo Dul dhigtay xaflad ay lahaayeen dhalinyaradda Ururka Jidaali,xabsigana dhigtay xubno Ka mid ah Hoggaankoodda.

0
Wednesday November 26, 2014 - 20:38:18 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 898
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    war Deg-Deg ah: xukuumadda oo ciidamo Dul dhigtay xaflad ay lahaayeen dhalinyaradda Ururka Jidaali,xabsigana dhigtay xubno Ka mid ah Hoggaankoodda.

    Hargeisa(xogreebnews.com_ xukuumadda siilaanyo ayaa caawa xoog iyo muquunin cuudan dooneysay inay ku joojiso xaflad ay soo qaban qaabiyeen ururka dhalinyaradda Jidaali taaso lagu qabanaayeey Huteel Crown .

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeisa(xogreebnews.com_ xukuumadda siilaanyo ayaa caawa xoog iyo muquunin cuudan dooneysay inay ku joojiso xaflad ay soo qaban qaabiyeen ururka dhalinyaradda Jidaali taaso lagu qabanaayeey Huteel Crown .
Hargeisa(xogreebnews.com_ xukuumadda siilaanyo ayaa caawa xoog iyo muquunin cuudan dooneysay inay ku joojiso xaflad ay soo qaban qaabiyeen ururka dhalinyaradda Jidaali taaso lagu qabanaayeey Huteel Crown .
munaasibadaas oo lagaaga hadlaayeey xaqdaradda uu ku xidhan yahay,Gudoomihii ururka dhalinyaradda Beesha Subeer Awal,oo ay hore u xukuumadda siilaanyo qafaalatay, ilo wareedyo joogg xafladda u urur jidaali oo ka socota Huteel crown ee magaaladda Hargeisa, u sheegen shabakdda warar ee xogreebnews.com-inay xukuumaddu hor istaagtay xafladdaas iyaaguna jiidheen .
waxaanay wararku intaas ku dareen inay xukuumaddu xabsiga dhigtay saddeex qof oo ka mid ah hoggaanka ururka jidaali kuwaaso kala ah af-hayeenka ururka jidaali Faysal cumar madar.maxamed Cumar iyo cabdi Bedel . waxaana xoggaha aanu heleyno intaas ku dareen inay jiraan culuy aad u weyn oo wali haysta dhalinyaradda Halkaas xafladda Ku dhiganaysaa
la soco wixii kasoo Kordhaa Goor dhow.
xogreebnews.com-office Hargeisa/somaliland



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured