Daawo xogreeb Tv: Gudoomiye Ku Xigeenka Xisbiga WADNI Seed Oo Xisbiga Kusoo Dhaweeyay Abwaan Siciid Ilkajiir Oo Kusoo Biiray WADANI + Maanso

0
Wednesday November 26, 2014 - 17:03:35 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 665
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo xogreeb Tv: Gudoomiye Ku Xigeenka Xisbiga WADNI Seed Oo Xisbiga Kusoo Dhaweeyay Abwaan Siciid Ilkajiir Oo Kusoo Biiray WADANI + Maanso

    London (xogreebnews.com_Gudoomiyaha Kowaad ee Xisbiga Wadani Axmed Muumin Seed ayaa soo dhaweeyey Abwaanka Qarniga SIciid Abukar Ilko Jiir oo ku soo biray Xisbiga wadani ,

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

London (xogreebnews.com_Gudoomiyaha Kowaad ee Xisbiga Wadani Axmed Muumin Seed ayaa soo dhaweeyey Abwaanka Qarniga SIciid Abukar Ilko Jiir oo ku soo biray Xisbiga wadani , London (xogreebnews.com_Gudoomiyaha Kowaad ee Xisbiga Wadani Axmed Muumin Seed ayaa soo dhaweeyey Abwaanka Qarniga SIciid Abukar Ilko Jiir oo ku soo biray Xisbiga wadani , waxa kale oo ka soo qayb galay dhamaan laamaha Xisbiga wadani ee Uk waxanay gacmo furan ku soo dhaweyeen Abwaanka Qarniga oo lagu xasuusto Heeso wadaniya iyo heeso kale oo u sameyey Fanaaniinta ku hadasha afka soomaliga ,ku soo biirista Abwaanka Qarniga ayaa waxay Fursad siinaysaa Xisbiga wadani oo tageero buuxda ka helay bulshada ku dhaqan Uk.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured